Monday, February 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirrada cusub ee Wasaaradaha Gaashaandhigga, Dhallinyarada, Ganacsiga iyo  Boostada oo xilka la wareegay “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirrada cusub ee Wasaaradaha Gaashaandhigga, Dhallinyarada, Ganacsiga iyo  Boostada oo xilka la wareegay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa xilka u kala wareejiyey masuuliyiinta Wasaaradaha Gaashaandhigga, Dhalinyarada iyo Cayaaraha, Ganacsiga iyo Warshadaha, iyo Boostada iyo Isgaarsiinta.

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka ayaa sheegay in xilku uu yahay qori isku dhiib qofba maalin meel gaarsiinayo, loona baahan yahay in horey loo sii ambaqaado shaqooyinka qaranka loo hayo.

Related posts

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 23, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

February 22, 2026

Mudane Mahdi ayaa ku bogaadiyey Wasiirradii hore shaqooyinkii ay Qaranka u soo qabteen muddadii ay hoggaaminayeen Wasaaradahaas iyo doorkii muuqday ee ay ka qaateen horumarka iyo dib u soo kabashada dalka.

Sidoo kale waxa uu Wasiirrada cusub u rajeeyey in Alle u fududeeyo shaqadaa culus ee ay qaranka u qaadeen, isagoo si gaar ah ugula dardaarmay wasiirrada cusub inay xooga saaraan sidii loo horumarin lahaa wasaaradaha ay joogan.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo xilka u kala wareejiyey Wasiirka cusub ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Wasiir ku-xigeenkii hore ee Wasaaradaasi “SAWIRRO”

Next Post

Wasiir ku-xigeenka cusub ee Wasaaradda Gaadiidka Badda oo si rasmi ah xilka ula wareegay “SAWIRRO”

Next Post
Wasiir ku-xigeenka cusub ee Wasaaradda Gaadiidka Badda oo si rasmi ah xilka ula wareegay “SAWIRRO”

Wasiir ku-xigeenka cusub ee Wasaaradda Gaadiidka Badda oo si rasmi ah xilka ula wareegay “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadleey oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 23, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wasiirka Ganacsiga XFS

February 22, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabbilay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane...

Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo markale biyo dhaamin u sameeyay qoysas danyar ah

February 22, 2026
0

Hey'adda Xasan Kobac Foundation oo wakiil ka ah Sanator Xasan Kobac ayaa maanta Deeganka Maroodile Ka daah durtay Wajiga Labaad...

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

February 22, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran ugu hambalyaynaysaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya aan walaalaha nahay munaasabadda Maalinta Aasaaska, taas oo calaamad...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In