Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirro ka qeybgalay xaflad shahaaddooyin lagu guddoonsiinayay arday ka qalin jebisay jaamacadda Jobkay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Wasiirro ka qeybgalay xaflad shahaaddooyin lagu guddoonsiinayay arday ka qalin jebisay jaamacadda Jobkay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirro ka tirsan Xukuumadda iyo xildhibaanno ayaa maanta Muqdisho uga qayb galay munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday dhamaysatay heerka koowaad ee waxbarashada  jaamacadda  Jobkay.

Xaflad ay ku qalinjabinayeen 500-Arday oo dhameystay waxabarshada heerka Koowaad ee jaamacadda Jobkey islamarkaana ka baxay kuliyadaha klala duwan ee Jaamacaadaasi ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ay ka mid ahaayeen wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha Mudane Maxamed Cabdullahi Xasan Nuux, wasiir ku xigeenka Shaqada iyo arrimaha Bulshada Cismana Libaax Ibraahim, wasiir ku xigeenka howlaha guud iyo dib u dhiska Maxamed Cumar Geeddi, Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa , gudoomiye ku xigeenka gobolka Banaadir ee dhinaca howlaha guud iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

dhamaan Mas’uuliyiintii ka hadlay Munaasabadda ayaa waxa ay bogaadiyeen Ardayda maanta qalinjabiyay,  iyagoo ku boorrinayay inay ka shaqeeyaan Hormarka dalka.

Nasriin Xasan Maxamed oo u ku hadleysay magaca Ardaydii ka qalinjabisay Jaamacadda Jobkey ayaa u mahadcelisay macalimiintii wax soo baray iyo Araydii ay waqtiga badan wax islasoo barteen.

Gudoomiyaha Jaamacadda Jobkey Professor C/Casiis Caagane Cabdisamad ayaa sheegay in Jaamacadda ay dabooshay baahiyo badan oo dhanka waxbarashada ah oo dalka kajiray islamarkaana ay badbaadisay Jaamacadda Jobkey Mustaqbalka Arday badan oo markii hore waxbarasho la’aan ahaa.

Wasiir ku xigeenka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xukuumada Somaaliya Mudane Cismaan Libaax Ibraahim oo qudbad ka jeedinayay Xafladii qalinjabinta aheyd ee loo qabtay Ardayda dhameystay jaamacdda Jobkey ayaa Waxa uu xusay in Wasaarada ay qorsheyneyso inay shaqo u abuurto dhalinyarada faraha badan ee ka baxa jaamacadaha dalka.

Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumada Somaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Xasan Nuux ayaa arrin wanaagsan ku tilmamaay in Xaflad loo qabto Boqolaal Arday oo dalkooda wax ku bartay wuxuna kula dardaarmay Ardayda inay dhanka wanaagsna u adeegsadaan cilmiga ay barteen.

Gagabagabadii Munaasabada ayaa Shahaadooyinkoodii la siiyay ardayda xafladda Qalinjabinta ah loo qabtay ee dhameystay waxbarashada heerka koowaad ee Jaamacadda Jobkey kuwaas oo tiradiifdu gaareysay ilaa 500 –Arday.

Previous Post

Baarlamanka oo ansixiyay dhismaha golaha wadatashiga qaranka Soomaaliyeed

Next Post

Lix ka tirsana maleeshiyaadka Shabaab oo lagu dilay duleedka Beledweyne “Dhageyso”

Next Post
BELEDWEYNE: Ciidamada dowladda oo ka hor tagay weerar ay Al-Shabaab soo qaadeen

Lix ka tirsana maleeshiyaadka Shabaab oo lagu dilay duleedka Beledweyne "Dhageyso"

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In