Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru Dawlaha Madaxatooyada Koofur Galbeed Maxamed C/laahi Mursal oo la kulmay ururada Bulshada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru Dawlaha Madaxatooyada Koofur  Galbeed  Maxamed C/laahi Mursal ayaa Maanta Dhalinyaro iyo ururo Bulsho oo ku dhaqan magaalada Baydhabo Laqaatay kulan  Wasiirku lagu weydiinaayey  su’ aalo laxariiray Waxqabadka Maamulka Koofur Galbeed.

Waxaana Kulanka kasooqeybgaley Dhalinyaro Kakala socotay Isportiga , Caafimaadka  , Waxabarashada iyo waliba ururada Bulshada rayidka ee Magaalada Baydhabo

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheikh oo xarig jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

Madaxweyne Xasan Sheikh oo xarig jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

March 28, 2026
Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb gashay Shir-sanadeedka Xuquuqda Aadanaha ee Dalladaha IGAD

Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb gashay Shir-sanadeedka Xuquuqda Aadanaha ee Dalladaha IGAD

March 28, 2026

Kulanka ayaa Dhalinyaradu Waxay kusoo bandhigeen Ra igooda Ku aadan  Waxqabadka maamulka KG Iyo waliba Dhaliilaha uu leeyahay. Waxaana qaarkood ay soojeediyeen talooyin kusaabsan hormarka dalka iyo  suuragalnimada in Dhalinyarada laga qeybgaliyo siyaasada dalka iyo sidii shaqa abuur looga sameyn lahaa Dhalinyarada

Su’aalaha la weydiiyey Wasiiru dawlaha intii uu kulanka Socoday Waxaa kamid ahaa Waxayaabihii uu qabtay Mudadii 2 sano aheyd ee  uu jiray Maamulkooda  iyo Qorshaha Maamulka ee Sanadada Soosocoda  Iyo waliba Shaqooyinka Qaar kamid ah wasaaradaha maamulka oo Wali Muuqan.

Kulanka markii uu soo dhamaadey wasiir maxamed C/laahi Mursal ayaa lahadlay Warbaahinta qaranka waxaana uu sheegay in ay tixigalindoonaan  talooyinka Dhalinyarada.

Qaar kamid ah Dhalinyaradii ka qeybgashey kulanka ayaa muujiyey Dareenkooda ku aadan kulanka maanta ay la qaateen Wasiiru dawlaha Mdaxatooyada KG Maxamed C/laahi Mursal.

Dhinaca kale wasiiru Dawlaha Mdaxatooyada KG Maxamed C/laahi Mursal ayaa galinkii danbe ee manta koormeey  goroonka Kubada Cagta ee Magaalada Baydhabo halkaasi oo uu ka socodo tartan isboorti oo aad uxiisobadan , waxaana uu balanqaadey in la dhisi doono Goroonka oo uu ka muuqado Burbur saameeyey Dhimihiisa.

Previous Post

Wasaaradda gaashandhiga Mareykanka oo sheegtay in ay xoojineyso ciidamada Soomaaliya.

Next Post

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya oo Furay shir Caalami ah oo laga Hadlaayo Abaaraha Soomaaliya.

Next Post
Fowsiyo Axmed oo ka mid ah Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Canada oo bogaadisay Madaxweynaha cusub “Dhageyso”

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya oo Furay shir Caalami ah oo laga Hadlaayo Abaaraha Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheikh oo xarig jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

Madaxweyne Xasan Sheikh oo xarig jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray, waddada laamiga ah...

Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb gashay Shir-sanadeedka Xuquuqda Aadanaha ee Dalladaha IGAD

Soomaaliya oo markii ugu horreysay ka qayb gashay Shir-sanadeedka Xuquuqda Aadanaha ee Dalladaha IGAD

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Bishoftu,Ethiopia):-Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka qayb gashay shir-sanadeedka Dalladda Hay’adaha Xuquuqda Aadanaha ee waddamada urur gobolleedka IGAD oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta xarigga ka jari doona waddada xiriirisa Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta xarigga ka jari doona waddada xiriirisa Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS ayaa maanta xarigga ka jaraya wadada laamiga ah ee xiriirisa isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha, taas oo maamulka...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo u soo gudbay wareegyada soo socda ee tartan-ciyaareedka Qaramada Africa-2027

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo u soo gudbay wareegyada soo socda ee tartan-ciyaareedka Qaramada Africa-2027

March 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Maputo):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta, ayaa galabta ciyaaray kulan muhiim ah oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In