Wednesday, August 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Ganacsiga oo mar kale furay kulamaddii maalmahii u dambeeyey ku qabsoomayey habka fogaan araga ah “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Ganacsiga oo mar kale furay kulamaddii maalmahii u dambeeyey  ku qabsoomayey habka fogaan araga ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Shariif Sheekhunaa Maye, ayaa maanta mar kale furay kulamaddii maalmahii u dambeeyey ku qabsoomayey habka fogaan araga ah ee hordhaca u ahaa daah-furka Habka Onlaynka ah ee Diiwaan-gelinta iyo Bixinta Laysimada Shirkadaha Ganacsiga oo Wasaaradda la yeelatay Ganacsatada kala duwan ee dalka.

Barnaamijkan oo ah Website Onlaynka ah, ayaa ahmiyad weyn u leh horumarinta iyo fududeynta Ganacsiga dalka, dhiiri-gelinta maal-gashiga, kaydinta xogta ganacsiyada iyo maal-gashiga, kor u qaadista hanaanka dakhliga uruurinta iyo kobaca dhaqaalaha iyo weliba sidoo kale inuu meesha ka saarayo caqabadihii diiwaan-gelinta oo hadda wixii ka dambeeya ay Ganacsatu, iyaga oo xafiisyaddooda jooga ay diiwaan-gashan karaan helina karaan Laysanka shirkadahooda Ganacsi.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

August 18, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026

Waxaana barnaamijkan dedaal badan ku bixisay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo taageero iyo maal-gelin ka helaysa World Bank Africa iyo IFC – International Finance Corporation .

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda, Agaasimaha Guud iyo Madaxda hay’adaha Baangiga Adduunka iyo IFC oo kulanka maanta hadalo kala duwan ka jeediyey, ayaa sheegay in ujeedka barnaamijkan looggu soo bandhigayo Ganacsatada ay tahay siddii ka hor inta aan la daah-furin barnaamijka ay Ganacsatada faham buuxa uga sii heli lahaayeen sida uu u shaqeeyo barnamijkani iyo weliba sidoo kale siddii ay, iyaga dhinacooda ugu soo biiriyaan lahaayeen wixii talo iyo tusaaleyn ah.

Ganacsatada kala duwan ee kulanka ka soo qeyb-gashay, ayaa iyagane dhinacooda boggaadiyey barnamijkan Onlaynka ah oo ay sheegeen inuu ahmiyad weyn u lee yahay Ganacsigooda maadaama hadda laga bilaabo aanu wakhti dambe kaga lumayn xafiisyada dawladda, iyaga oo shaqooyinkooda wata ay si Onlayn ah u helayaan shatiyadooda Ganacsiga.

 

Previous Post

Madaxweynaha Galmudug oo xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobe “SAWIRRO”

Next Post

Safiirka Soomaliya ee Ethiopia oo warqadihiisa Ergeynimo ku wareejiyay Guddoomiyaha Midowga Afrika “SAWIRRO”

Next Post
Safiirka Soomaliya ee Ethiopia oo warqadihiisa Ergeynimo ku wareejiyay Guddoomiyaha Midowga Afrika “SAWIRRO”

Safiirka Soomaliya ee Ethiopia oo warqadihiisa Ergeynimo ku wareejiyay Guddoomiyaha Midowga Afrika "SAWIRRO"

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐊𝐮-𝐗𝐢𝐠𝐞𝐞𝐧𝐤𝐚 𝐗𝐉𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐃𝐚𝐧𝐣𝐢𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐜𝐚𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐢𝐧𝐝𝐢𝐲𝐚

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Da’yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “FARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMO”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “FARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMO”

August 18, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

Somalia Receives Copies of Credentials from Four New Ambassadors

August 18, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In