Friday, August 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru dowlaha A/Dibadda oo ku baaqay dhammaystirka Siyaasadda Qaran ee Qurbajoogta “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiiru dowlaha A/Dibadda oo ku baaqay dhammaystirka Siyaasadda Qaran ee Qurbajoogta “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa waxa uu caddeeyay in wadatashiga siyaasadda Qaran ee qurbajoogta uu marayo heer gabogabo ah, isagoo ugu baaqay guddiga lataliyeyaasha sare ee Wasaaradda inay fikirkooda iyo hal-abuurnimadooda ku muujiyaan dejinta siyaasadani.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo maanta oo Isniin ah ka hadlayay kulan ay guddiga lataliyeyaasha Wasaaradda ku yeesheen Muqdisho, kana dhiibanayeen aragtidooda ku aaddan siyaasadda qaran ee qurbajoogta ayaa waxa uu sheegay in qurbajoogta Soomaaliyeed ay kaalin xoog leh ka qaateen dib u soo noolaynta dhaqaalaha dalka, dib u dhiskiisa iyo maalgashigiisa.

Related posts

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

August 20, 2026
Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

August 20, 2026

Guddiga latalinta ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa waxaa ka mid ah safiirro hore iyo diblomaasiyiin khibrad leh oo uu madax u yahay Danjire Dr. Cilmi Axmed Ducaale, waxayna howlo heer sare ah ka hayaan wasaaradda.

Agaasimaha Waaxda Qurbajoogta ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Mudane Ibraahim Guure Maxamed, ayaa uga mahadceliyey Hay’adda Socdaalka Adduunka (IOM) oo fududeysay howlaha kala duwan ee wadatashiga ee Waaxda, isagoo xusay in Kooxdiisu ay uruurineyso soo jeedinnada iyo fikradadaha la soo gudbiyay si ay isku dheeli-tiraan oo ay ugu daraan Siyaasadda Qaran ee Qurbajoogta oo la filayo in si rasmi ah loo soo bandhigo dhammaadka bisha May.

Previous Post

Wasiirka Xanaannada Xoolaha Puntland oo ka warbixiyay kulanka Golaha Wakiilada “SAWIRRO”

Next Post

Guddiyada Doorashooyinka oo warbixin siiyay Guddiga Hufnaanta “SAWIRRO”

Next Post
Guddiyada Doorashooyinka oo warbixin siiyay Guddiga Hufnaanta “SAWIRRO”

Guddiyada Doorashooyinka oo warbixin siiyay Guddiga Hufnaanta "SAWIRRO"

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

August 20, 2026
0

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...

Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

August 20, 2026
0

Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Qaybqaadanaysa diyaarinta Warbixinta Waxqabadka Qaranka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Qaybqaadanaysa diyaarinta Warbixinta Waxqabadka Qaranka

August 20, 2026
0

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha

August 20, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In