Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru-dowlaha Amniga iyo Taliyaha Booliska oo kormeeray shaqada ay qabtaan ciidamada ilaalada Xeebaha

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiiru-dowlaha Amniga iyo Taliyaha Booliska oo kormeeray shaqada ay qabtaan ciidamada ilaalada Xeebaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru-dowlaha Wasaardda Amniga Gudaha, Maxamed Cali Xagaa, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sareyo Guuto. Sulub Axmed Firin, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha, Mudane Yuusuf Cali iyo Wafdi 2xildhibaanno ah oo ka socday Baarlamaanka Dowladaha Yurub ay hoggaamineysay Nathalie LOISEAU ayaa booqday Xarunta Ilaalada Xeebaha Booliska Soomaaliyeed.

Booqashada, waxaa qeyb ka ahaa  Madaxa Hawlgalka Tayeynta Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUCAP).

Related posts

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026

Ujeeddada Booqashada ayaa ahayd si loo muujiyo  horumarka Soomaaliya ee dhanka Ilaalada Xeebaha Booliska iyo taageerada ay Midowga Yurub u fidiyaan Dalka Soomaaliya gaar ahaan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

Sare u qaadista iyo Xoojinta taageerada la siiyo Ciidanka Booliska Soomaaliyeed waxay kaalin muhiim ah ka qaadan doontaa nabad ku soo dabaalidda Dalka iyo Horumarinta Adeegyada Booliska uu siiyo Bulshada ku dhaqan Dalkeenna.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo qaabilay Ku-xigeenka Xisbiga Barwaaqo ee dalka Itoobiya

Next Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka “Arrinta Somaliland waa in lagu galo wadahadal, si looga miro-dhaliyo qorshaha Xukuumadda ee Soomaali Heshiis ah”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka “Arrinta Somaliland waa in lagu galo wadahadal, si looga miro-dhaliyo qorshaha Xukuumadda ee Soomaali Heshiis ah”

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka "Arrinta Somaliland waa in lagu galo wadahadal, si looga miro-dhaliyo qorshaha Xukuumadda ee Soomaali Heshiis ah"

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(INDIA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran dalka...

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda...

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In