Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Keyd Hore

Wasiiru-dowlaha Arrimaha gudaha oo baaq u diray qurba joogta Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Keyd Hore, Wararka
0
Wasiiru-dowlaha Arrimaha gudaha oo baaq u diray qurba joogta Soomaaliyeed “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan looga hadlayay doorka Hay’addaha Samafalka ee hoostaga Ururka iskaashiga Islaamka ay uga qeyb qaadan lahayeen gargaarka deg dega ah ee loo fidinayo dadka ay abaaruhu sameeyeen ayaa lagu qabtay magaalada Mqudisho.

Kulanka waxa soo qaban qaabiyay Guddiga Heerka Qaran ee Gurmadka Abaaraha waxaana shir Guddoominayay Wasiiro Dowlaha Wasaaradda Arrimaha gudaha waxaana lagu soo banmdhigay Xadiga abaaraha.a

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Agaasihama Waaxda Samafalaka ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Muqtaar ayaa sheegay inay Muhiimadu tahay in gurmadka la dadajiyo.

Maxamed Iidle Sabriye Madaxa Ururka Iskaashiga Islaamka ee Soomaaliya ayaa tilmaamay in muddo 3 maalmood gudahood ay uga jawaabayaan baaqa dowladda ee ah in gurmad deg deg ah la gaarsiiyo dadka ay saameeynta ku yeesheen abaaraha.

Wasiiro Dowlaha Wasaaradda Arimaha Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Maxamed Xiddig ayaa ka dalbaday Hay’adaha Islaamiga ah ee hoostaga Ururuka Iskaashiga in waqti ka yar 24 saac ay uga soo jawaabayaan baaqa dowladda ee Gurmadka Abaaraha, isagoo raja wanagsan ka muujiyay in waqti fiican ay hay’adaha samafalka ka soo jawaabi doonaan.

“Balanqaad fiican ayay sameeyeen Hay’adaha Islaamka, waxaana rajaynaynaa inay uga soo jawaabaan wax ka yar 24 saac, waxaana leeyahay markale waa inaan la siyaaasadeen gurmadka Hay’ad walba ama qof walba waa inuu ugu gurmadaa siduu awoodo” ayuu yiri Wasiiru-dowlaha arrimaha gudaha.

Wasiiro Dowlaha ayaa qurba Joogta Soomaaliyeed u diray fariin ah inay si xoogan uga qeyb qaatan Gurmadka loo fidinayo dadka ay waxyeeleeyeen abaaraha.

DSC00781 DSC00783 DSC00787 DSC00789 DSC00791 DSC00793 DSC00795 DSC00796 DSC00801 DSC00803 DSC00806 DSC00807 DSC00810 DSC00814 DSC00817 DSC00818 DSC00821 DSC00825 DSC00830 DSC00835 DSC00838 DSC00840 DSC00841 DSC00842 DSC00847 DSC00852

Sawir Qaade:- Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

Maamulka Gobolka Hiiraan oo ka hadlay howlgallada ka dhanka ah Shabaab

Next Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In