Wednesday, March 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru-dowlaha Caafimaadka XFS oo daahfurtay mashruuc ku saabsan sare u qaadidda adeegga caafimaadka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiiru-dowlaha Caafimaadka XFS oo daahfurtay mashruuc ku saabsan sare u qaadidda adeegga caafimaadka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Dr Maryan Maxamad Xuseen ayaa daahfurtay mashruuca Mida-Finsom wajigiisa sadaxaad.

Mashruucaan ayaa Isla fulinaayaan Wasaaradda Caafimaadka, Hay’adda IOM iyo Dowlada Finland.

Related posts

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

March 18, 2026
Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

March 17, 2026

Mashruucaan ayaa u jeedkiisa yahay in sara loo qaado bixinta adeegga caafimaadka, gaar ahaan Hooyada iyo Dhallaanka iyo sidoo kale in kor loo qaado xirfadda shaqaalaha caafimaadka ee ka howl galo isbitaalada Dowladda.

Waxaa la shaqaaleesiin doonaa qubaro caafimaad oo iskugu jira dhakhaatiir aqoon sare leh,, kuwaas oo ka imaan doono dalka iyo dibadda.

Shirkaan waxaa ka soo qayb galay Wasaaradda Caafimaadka Federaalka, kuwa dowlad Goboleedyada, Hay’adda UNFPA, WHO iyo isbitaalada gaarka loo leeyahay.

Wasiiru-dowlaha ayaa balan qaaday in ay mashruucaan si hufan u fulin doonaan.

Previous Post

Golaha Wasiirada oo soo bandhigay Guulaha Xukuumadda DanQaran

Next Post

Hay’adda SoDMA oo Shacabka uga digtay Roob xoogan oo laga yaabo in uu ka da’o Gobolada Dalka

Next Post
Hay’adda SoDMA oo Shacabka uga digtay Roob xoogan oo laga yaabo in uu ka da’o Gobolada Dalka

Hay’adda SoDMA oo Shacabka uga digtay Roob xoogan oo laga yaabo in uu ka da’o Gobolada Dalka

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

March 18, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

Gobolka Banaadir oo deeq lacageed oo Ciid-siin ah u qeybiyey dad baahiya gaar ah qaba

March 17, 2026
0

Guddoomıyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdısho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta deeq lacageed oo Ciid-siin ah...

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo Maalintii 3-aad Gurmad Biyo Dhaamin ah ka waddo Baydhabo

March 17, 2026
0

Maalintii 3-aad, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si gaar ah gudaha iyo tuulooyinka ku xeeran magaalada Baydhabo, waxaa si xowli ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In