Wednesday, February 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru-dowlaha Caafimaadka XFS oo ka qeybgashay shir lagu qabtay Geneva Switzerland

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiiru-dowlaha Caafimaadka XFS oo ka qeybgashay shir lagu qabtay Geneva Switzerland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Matyama Maxamed Xuseen  iyo wafdi ay hogaaminayso oo Soomaaliya ku matalaya shirka looga arinsanayo arrimaha Xeerka Caalamiga ah ee Suuqgeynta Beddelka Caanaha Naaska oo loo yaqaan “WHO Code”, kaasi oo ay soo qaban-qaabiyeen Hay’adaha WHO iyo UNICEF, laguna qabtay magaalada Geneva ee dalka Switzerland.

Wasiirka ayaa waxaa shirka ku wehelinaya Xildhibaan Nadra Saalax oo ah Guddoomiyaha Gudiga Arimaha Bulshada ee Golaha Shacabka, Agasimaha Waaxda Caafimaadka Qoyska iyo qeybta Wasaaradda u qaabilsan arrimaha daaweynta nafaqa-darada.

Related posts

Tartamayaasha Xudur oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Xudur oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 24, 2026
Danjire Fatxudiin oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan Kazakhstan

Danjire Fatxudiin oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan Kazakhstan

February 24, 2026

Xeerka Caalamiga ah ee Suuqgeynta Beddelka Caanaha Naaska ee loo yaqaan “WHO Code” ayaa ah hab-raacyo ay dejisay Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) si loo ilaaliyo loona horumariyo naasnuujinta, loona hubiyo suuqgeynta habboon iyo isticmaalka caanaha naaska. beddelka, sida caanaha dhallaanka.

Xeerku wuxuu higsanayaa inuu ka hortago horumarinta aan habboonayn ee beddelka caanaha naaska, taas oo si xun u saamayn karta heerarka naasnuujinta iyo caafimaadka dhallaanka.

Previous Post

Ciidanka Danab oo in kabadan 10 ka tirsan Khawaarijta ku dilay howlgal qorsheysan

Next Post

Guddoonka Golaha Shacabka BJFS oo baaq nabadeed u diray Shacabka iyo Waxgaradka Puntland

Next Post
Guddoonka Golaha Shacabka BJFS oo baaq nabadeed u diray Shacabka iyo Waxgaradka Puntland

Guddoonka Golaha Shacabka BJFS oo baaq nabadeed u diray Shacabka iyo Waxgaradka Puntland

Tartamayaasha Xudur oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Xudur oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka “SAWIRRO”

February 24, 2026
0

  Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos...

Danjire Fatxudiin oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan Kazakhstan

Danjire Fatxudiin oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan Kazakhstan

February 24, 2026
0

Danjire Fatxudiin Cali Maxamed, Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Jamhuuriyadda Kazakhstan, ayaa kulan heer sare ah kula yeeshay magaalada...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska

Madaxweynaha JFS oo qaabilay xubin sare oo ka tirsan Qoyska Boqortooyada Ingiriiska

February 24, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Marwo Sophie (Duchess of Edinburgh) oo ah...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo adkaynaysaa hirgelinta hannaan doorasho oo waafaqsan dastuurka dalka

February 24, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay adkaynaysaa hirgelinta hannaan doorasho oo waafaqsan dastuurka dalka, kana turjumaysa rabitaanka shacabka Soomaaliyeed, iyadoo la ilaalineysa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In