Friday, March 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka oo kulan la qaadatay Shaqaalaha Waaxda Caafimaadka Guud

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka oo kulan la qaadatay Shaqaalaha Waaxda Caafimaadka Guud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda, Dr Maryan Maxamad Xuseen ayaa maanta kulan la qaadatay Shaqaalaha Waaxda Caafimaadka Guud  ee Wasaaradda si ay uga dhagaysato qorshaha Sanadka adeegyada Caafimaadka  iyo Caqabadaha jira ee hortaagan fulinta adeegyada daryeelka Bulshada.

Wasiiru-dowlaha ayaa warbixin kooban ka dhagaystay qaybaha muhiimka ah ee Waaxda Caafimaadka Guud ee Wasaaradda Caafimaadka

Related posts

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026

1- Fayadhowrka iyo Nadaafadda

2- Ka hortaga Cudurada faafa iyo nidaamka lasocoshada khataraha Caafimaad ee soo kordhi kara

3- Horumarinta nidaamka shaybaarka qaranka

4- Iyo Guud ahaan howlaha gurmadka caafimaadka iyo kaabayashooda

Dr Maryan Maxamad Xuseen Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka ayaa uga mahadcelisay shaqada ay hayaan shaqaalaha safka hore kujira ayadoo ku adkaysay in  qeybkasta latimaado hal abuur qorsho shaqo oo lagusii hormarinayo shaqada iyo Adeegyada Bulshadda.

Previous Post

Guddoomiye Sheekh Aadan oo kulan muhiim ah la qaatay culimaa’udiinka ku dhaqan Koonfur Galbeed

Next Post

Hawlgal ka dhacay Tuulada dhagaxow ayaa lagu dilay 49 xubnood oo ka tirsanaa Khawaariijta.

Next Post
Hawlgal ka dhacay Tuulada dhagaxow ayaa lagu dilay 49 xubnood oo ka tirsanaa Khawaariijta.

Hawlgal ka dhacay Tuulada dhagaxow ayaa lagu dilay 49 xubnood oo ka tirsanaa Khawaariijta.

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026
0

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo salaadda Ciid Fidriga ku tukaday Masaajidka Villa Hargeysa

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo salaadda Ciid Fidriga ku tukaday Masaajidka Villa Hargeysa

March 20, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya 20, Maarso, 2026: Guddoomiyaha Golaha Sbacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...

Madaxweynaha JFS oo Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada degaanka Gandarshe ee Sh/Hoose

Madaxweynaha JFS oo Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada degaanka Gandarshe ee Sh/Hoose

March 20, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta munaasabadda Ciidul Fitriga kula qaatay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In