Wednesday, March 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wax ka ogow heerka waxbarasho ee Maxaabiista Xabsiga Dhexe “Dhageyso”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Wax ka ogow heerka waxbarasho ee Maxaabiista Xabsiga Dhexe “Dhageyso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Gaas Xuseen Xasan Cusmaan oo ay barbar socdeen saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa kormeer waxay ku tageen Warshadda soo saarta qalab xafiiseedka iyo dharka Maxaabiista iyo Dugsiga ay wax ku bartaan Maxaabiista.

Ujeedka kormeerkaan ayaa ahaa mid uu Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed  Sareeye Gaas Xuseen Xasan Cusmaan ugu kuur geliyay xaalada maxaabista wax ku barta Xabsiga dhexe iyo baahiyaha gaarka ah ay qabaan.

Related posts

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

March 18, 2026

Dhinaca kale, Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta qalab casri ah ku wareejiyay kooxda fanaaniinta Onkod ee Ciidanka ee Asluubta,qalabkaan ayaa sare u qaadi doona tayada kooxda fanaaniinta ee Onkod.

Sareeye Gaas Xuseen Xasan Cusmaan ayaa qalabka wuxuu ku wareejiyay madaxa hogaanka wacyigelinta Ciidanka Asluubta,isagoo sharxay muhiimada qalabkaan uu leeyahay kooxda.

Madaxa hogaanka Wacyigelinta Ciidanka Asluubta Xasan Cumar Afrax ayaa kaga mahad celiyay taliyaha Ciidanka Asluubta qalabka casriga ah ee maanta lagu wareejiyay kooxda fanaaniinta ee Onkod.

Halkan ka dhageyso hadalka Taliyaha

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/12/Taliyaha-ciidanka-Asluubta-Soomaaliyeed-Jeneraal-Xuseen-Xasan-Cismaan-.mp3

Previous Post

Sweden: Waalidiin ka hadlay mustaqbalka carruurtooda

Next Post

Dhageyso: Shirka Guddoomiyaasha Golaha Shacabka iyo kuwa Maamulada oo goor dhaw ka furmaya Baydhabo

Next Post
Dhageyso: Shirka Guddoomiyaasha Golaha Shacabka iyo kuwa Maamulada oo goor dhaw ka furmaya Baydhabo

Dhageyso: Shirka Guddoomiyaasha Golaha Shacabka iyo kuwa Maamulada oo goor dhaw ka furmaya Baydhabo

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

DfS oo war kasoo saartay arrinta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya

March 18, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS), waxay si dhow ula socotaa xaaladaha ka soo cusboonaaday...

Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

Taliska XDS oo ka farxiyay Carruurta danyarta ah ee ku jirta Isbitaalka Xoogga

March 18, 2026
0

Maamulka Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta dhar loogu talagalay Ciidda u qeybiyey hooyooyin iyo carruur ku jira Isbitaalka Xoogga,...

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo la soo gabagabeeyay “SAWIRRO”

March 18, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo...

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Degmada Hodan oo caawa ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka “SAWIRRO”

March 17, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In