Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday goob ay ku cibaadeysanayeen dad Shiico ah+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday goob ay ku cibaadeysanayeen dad Shiico ah+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Koox hubeysan oo la rumeysanyahay in ay  ka tirsan yihiin mintidiinta Daacish ayaa xalay weerar isugu jira qaraxyo iyo mid toos ah waxa ay ku qaadeen Goob ay dad shiico ah ku cibaadeesanayeen oo ku taala Waqooyiga magaalada Bagdaad.

Inta la xaqiijiyay weerarkaasi waxaa ku dhintay 34-qof , waxaa sidoo kale ku dhaawacay tiro intaa ka badan, dadkan la dilay ayaana ahaa dad shiico ah oo ku cibaadeesanayaya qudbiga Shiicada ee Sayid Maxamed bin Cali al-Hadi.

Related posts

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 14, 2026
Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026

Qof waxyaabaha qarxa isku soo xiray oo watay gaari ay qaraxyo ka buuxeen ayaa la sheegay in uu isku qarxiyay albaabka laga galo qudbiga shiicada, waxaana xiligaa kadib gudaha u galay goobtasai rag hubeesan oo toogasho halkaasi ka geestay.

Weerarkan ayaa imaanaya xili maalmo yar kahor qaraxyo xoogan oo ka dhacay Suuq Shiicada ku badan tahay oo kuyaala magaalada Bagdaad lagu dilay dad ka badan 250-qof , weerarkan ayaana noqday mid kamid ah kuwii ugu qasaaraha badnaa ee dalkaasi ka dhaca.

qudbi_6 qudbi_5 qudbi_4 qudbi_1

qudbi_7

Previous Post

Maxkamad ku taala Jarmarlka oo xukunno ku ridday rag ka tirsan Shabaab

Next Post

Todobo Soomaali ah oo siyaabo kala duwan loogu dilay dalka South Africa

Next Post
Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay dalka South Africa

Todobo Soomaali ah oo siyaabo kala duwan loogu dilay dalka South Africa

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

Ciidanka NISA oo war kasoo saaray hawlgal lagu dilay xubno iyo horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu beegsaday maleeshiyaad iyo...

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Qaadaysa Tallaabo Muhiim ah oo ay Kaga Mid Noqonayso Silsiladaha Caalamiga ah ee Macdanta Muhiimka ah

March 13, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo loo marayo Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta, ayaa saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) oo ku saabsan...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo khadka telefonka kula hadlay dhiggiisa Dalka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo khadka telefonka kula hadlay dhiggiisa Dalka Qatar

March 13, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In