Tuesday, June 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Weerar qasaare gaystay oo ka dhacay gobalka Kashmiir ee dalka Hindiya

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Weerar qasaare gaystay oo ka dhacay gobalka Kashmiir ee dalka Hindiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada dalka hindiya ayaa lix ruux oo looga shakiyey in ay ka tirsan yihiin maleeshiyadka mucaaradka ah ku dilay gobalka Kashmir gaar ahaan dhinaca ay maamusho hindiya.

Sarkaal ka tirsan booliiska hindiya ayaa sheegay in ragga ay dileen ay ka tirsan yihiin urur islaami ah oo saldhigiisu yahay wadanka Pakistan.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026

Weerarkaasi oo rasaas la isweydaarsaday ayaa waxaa sidoo kale ku dhaawacmay saddex askari oo ka tirsan ciidamada booliiska sida ay sheegtay wakaalada wararka ee AFP.

Ugu yaraan 380 maleeshiyaad ah,ku dhawaad 100 ruux oo rayid ah iyo 80 ka tirsan ciidamada ammaanka ayaa lagu dilay gobalka Kashmir ilaa iyo sannadkii 2019.

Tirada dhimashada ee gobalka ayaa sannadkan gaartay 264  ruux waxaana ay ka yartahay sannadkii 2020 oo gobalka lagu dilay 321 ruux marka la eego warbixin uu saaray machad ka shaqeeyo daraaseynta arimaha argagixisada ee koofurta asia.

Vijay kumar oo ah sarkaal ka tirsan ciidamada booliiska ayaa wargeyska economic times u sheegay in 70 boqolkiiba dhalanyaradda ku biirtay kooxaha maleeshiyaadka ah sannadkan la dilay qaarkoodna la xir xiray.

Hay,adda xuquuqda aadanaha ee human rights watch ayaa horaantii bishan sheegtay in xabsiyadda hindiya loo taxaabay dad badan  oo aan dambiyo gelin

Dowladda hindiya ayaa waxaa gobalka Kashmir ee lagu muran san yahay ay gaysay ilaa 500,000 oo askari .

Previous Post

Police commissioner orders forces stay away from politics

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo ansixiyay miisaaniyadda sanadka 2022 “SAWIRRO”

Next Post
Maamulka Gobolka Banaadir oo ansixiyay miisaaniyadda sanadka 2022 “SAWIRRO”

Maamulka Gobolka Banaadir oo ansixiyay miisaaniyadda sanadka 2022 “SAWIRRO”

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

June 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In