Monday, November 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wefdi Qaramada Midoobay ka socoday oo tagay Xuddur +Sawirro

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Wefdi Qaramada Midoobay ka socoday oo tagay Xuddur +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wefdigan oo ay kamid yihiin, saraakiil ka socota Qaramada Midoobay iyo heyโ€™adaha kale ee samafalka ka shaqeeya iyo arrimaha gargaarka bani aadanimada ayaa u kuurgalay xaaladda nolaleed ee magaalada Xuddur oo Alshabaab u goโ€™doonsan muddo 10 sano ku dhow.

Ugu horeyn wefdiga ayaa kormeerey xeryaha barakacyaasha ee ku yaala daafaha magaalada Xuddur, halkaas oo ay ku nool yihiin kumanaan shacab ah oo Alshabaab ka soo barakiciyeen tuulooyinkooda.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐ฆ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฌ๐ ๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐๐ข๐›-๐ฎ-๐๐ก๐ข๐ฌ ๐ข๐ฒ๐จ ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ๐ง ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ

November 15, 2026
Golaha Wakiillada Galmudug oo loo furay tababar aqoon kobcin ah

Golaha Wakiillada Galmudug oo loo furay tababar aqoon kobcin ah

November 15, 2026

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Koofur Galbeed, Cabdinaasir Cali Caruush, ayaa horkacayay wefdiga ayagoo la kulmay qeybaha bulshada iyo maamulka.

Sidoo kale, masโ€™uuliyiinta ayaa kormeer indha indheyn ah ku sameeyay qaar kamid ah suuqyada magaalada Xuddur oo xilligan gabaabsi ka yihiin cuntooyinka quutul daruuriga ah.

Wefdiga waxay kulan la yeesheen maamulada degmooyinka Xuddur, Tayeglow iyo Rabdhuure, waxayna si qoto dheer uga wada hadleen xaaladaha amni iyo tan bani aadanimo ee ka jirta gobolka Bakool gaar ahaan degmooyinkaas.

Previous Post

Wasiirada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Kenya oo qadka taleefanka ku wada hadlay

Next Post

Wasiir ku xigeenka warfaafinta oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Hobyo +Sawirro

Next Post
Wasiir ku xigeenka warfaafinta oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Hobyo +Sawirro

Wasiir ku xigeenka warfaafinta oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Hobyo +Sawirro

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐ฆ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฌ๐ ๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐๐ข๐›-๐ฎ-๐๐ก๐ข๐ฌ ๐ข๐ฒ๐จ ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ๐ง ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐ฆ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ฒ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐ˆ๐ฌ๐ ๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ง๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐๐ข๐›-๐ฎ-๐๐ก๐ข๐ฌ ๐ข๐ฒ๐จ ๐œ๐š๐ฌ๐ซ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ๐ง ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐š๐ฒ

November 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku sameeyay xarunta Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda, oo...

Golaha Wakiillada Galmudug oo loo furay tababar aqoon kobcin ah

Golaha Wakiillada Galmudug oo loo furay tababar aqoon kobcin ah

November 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug Xuseen Maxamed Nuur (Dhagawayne) ayaa si rasmi ah u furay tababar ku saabsan...

Guddoomiyaha SoDMA oo khudbad ka jeedin doona madasha Soomaaliya ee shirka (COP3)

Guddoomiyaha SoDMA oo khudbad ka jeedin doona madasha Soomaaliya ee shirka (COP3)

November 14, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 14-ka Nofeembar 2026, khudbad...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo booqday Cutubyo ka tirsan Ciidamada Qaranka ee ku sugan degmada Baraawe

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo booqday Cutubyo ka tirsan Ciidamada Qaranka ee ku sugan degmada Baraawe

November 14, 2026
0

RADIO MUQDISHO;-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa booqday cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In