Saturday, June 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

WHO oo ka digtay kala duwanaanshaha Feyrusyada Corona iyo Omicron

caqiil by caqiil
4 years ago
in Wararka
0
WHO oo ka digtay kala duwanaanshaha Feyrusyada Corona iyo Omicron
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Feyruska Omicron ayaa markii ugu horaysay waxaa laga helay dalka Koonfur Afrika bishii Noofembar, taasi oo saynisyaanno ku sugnaa dalkaasi ay sheegeen ka dib baritaano hordhaca ah oo ay sameyeen in u jiro xanuun cusub si degdeg ahna uu ku faafay.

“Toddobaatan iyo toddoba dal  ayaa laga soo sheegay in laga diwaan galiyay kiisaas cusub oo xanuunka Omicron, waxaa laga cabsi qaba inay jiri karaan  dalal aan wali baaritan rasmi ah laga sameyn oo laga yaabo in u xanuunku soo gaaray,” waxaa sida warbaahinta usheegay madax WHO Tedros Adhanom Ghebreyesus mar u war baahinta kula hadlay Geneva Talaadadii.

Related posts

Guddoomiye Aadan Madoobe oo guddoomay shahaadada musharraxnimo ee hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

Guddoomiye Aadan Madoobe oo guddoomay shahaadada musharraxnimo ee hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

June 6, 2026
Guddiga Doorashooyinka oo bilaabay diiwaangelinta musharraxiinta xilka Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo bilaabay diiwaangelinta musharraxiinta xilka Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

June 6, 2026

Tan iyo markii la shaciyay Omicron ayaa caalamka waxaaka bilowday walwal laga qabo xanuunkan in u la mid noqon karo Covid-19 oo caalamka ay surtagal ka noqon karto markale iyo xanibad lagu soo rogo isku socodka caalamka,iyado islaa markiiba lagu soo rogay xannibada dalal dhowr ah oo ay ka mid tahya dalka Koonfur Afrika oo u ka soo bilowday Omircon.

Madax WHO ayaa sheegay in hay’addah Qarmada Midoobay u qaabilsan caafimaadka ay si degdeg ah u tageerayaan qaadashada tallaalkii hore ee looga hortagay Covid-19 iyadoo looga goleyahya ka hortaga xanuunka loo xoojin lahaa si ay u fududato in loo helo tallaal u gaar ah Microm tallaalkan si caddaalada ah loo gaarisyo dalal xanuunka u sida degdeg ah ugu faafayo.

Wuxuu xusaya madaxa Ururka caafimaadka adduunka ee WHO, in ay 41 wadan oo kamid waddamada caalamka aanay 10% dadkiisa uusan gaarin Tallaalka ka hortagga Covid 19.

Previous Post

Safiirka JFS ee Masar oo qaabilay wasiirkii hore ee waxbarashada Soomaaliya

Next Post

Muwaadin Soomaaliyeed oo ku geeriyoooday Shil gaari oo ka dacay Koonfur Afrika

Next Post
Muwaadin Soomaaliyeed oo ku geeriyoooday Shil gaari oo ka dacay Koonfur Afrika

Muwaadin Soomaaliyeed oo ku geeriyoooday Shil gaari oo ka dacay Koonfur Afrika

Guddoomiye Aadan Madoobe oo guddoomay shahaadada musharraxnimo ee hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

Guddoomiye Aadan Madoobe oo guddoomay shahaadada musharraxnimo ee hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

June 6, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta ka guddoomay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo...

Guddiga Doorashooyinka oo bilaabay diiwaangelinta musharraxiinta xilka Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

Guddiga Doorashooyinka oo bilaabay diiwaangelinta musharraxiinta xilka Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed

June 6, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka ayaa maanta bilaabay diiwaangelinta iyo qabashada araajida musharraxiinta u tartamaya xilka Hoggaamiyaha...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Khudbad Ka Jeediyay Shirweynaha 114-aad ee Shaqada Adduunka

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Khudbad Ka Jeediyay Shirweynaha 114-aad ee Shaqada Adduunka

June 6, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Salim Alio Ibro, ayaa khudbad rasmi ah ka...

Ciidanka Ammaanka oo Degmada Cabdicasiis ka wada howlgal lagu ururinayo hubka sharci-darrada ah

Ciidanka Ammaanka oo Degmada Cabdicasiis ka wada howlgal lagu ururinayo hubka sharci-darrada ah

June 6, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada ammaanka ayaa ku guda jira howlgal lagu ururinayo hubkii sharci-darrada ahaa ee ay wateen maleeshiyaadkii soo weeraray Degmada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In