Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

WMO oo sheegtay in qaar ka mid ah dalalka geeska Afrika ay qarka u saaranyahiin xaalad bini’aadanimo

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
WMO oo sheegtay in qaar ka mid ah dalalka geeska Afrika ay qarka u saaranyahiin xaalad bini’aadanimo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Saadaasha Hawada Adduunka (WMO) ayaa sheegtay Jimcihii in Abaartii ugu xumayd ee soo marta Geeska Afrika in ka badan 40 sano ay ka taagantahay qeybo kamid ah gobalka, kadib markii la helay saadaasl muujineeysa in bilaha Oktoobar iyo Disembar ay suurtagaltahay inay halkaasi ka dhacdo bini’aadanimo tii ugu xumeed.

WMO ayaa  sii cusleeyneeysay walaacii hay’adaha gargaarka ay ka muujinayeen bilihii lasoo dhaafay khatarta ka dhalan karta abaarta ka jirta dalalka Itoobiya, Soomaaliya iyo qeybo ka mid ah Kenya.

Related posts

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026

“ dadka ku nool dalalka Itoobiya, Kenya iyo Soomaaliya, waxay qarka u saaranyahiin masiibo bini’aadantinimo oo aan horay loo arag,” ayuu yiri Guleid Artan, Agaasimaha Xarunta Saadaasha Cimilada ee Urur ICPAC.

Abaarta ayaa kusoo beegantay iyadoo caalamka uu sare u kac ku yimid qiimaha cuntada iyo shidaalka, taasi oo loo sababeeynaayo dagaalka ka socda dalka Ukraine, oo saameeyay qeybo ka mid ah Afrika.

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa horay u sheegtay in dad ka badan 80 milyan oo qof oo ku nool toddoba waddan oo ay kamid yahiin Djibouti, Ethiopia, Kenya, Somalia, South Sudan, Sudan iyo Uganda, ay haysato cunto yari.

Intii u dhaxaysay sanadahii 2010 iyo 2012, ilaa 250,000 oo qof ayaa gaajo ugu dhintay Soomaaliya, kuwaas oo intooda badan ay ahaayeen carruur.

Previous Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlagallo amniga lagu xaqiijinayo ka sameeyey qeybo kamid ah Hiiraan

Next Post

Ururka Caafimaadka Adduunka oo sheegay inuu wali Caalamka ka dhamaanin Xanuunka Corona

Next Post
Ururka Caafimaadka Adduunka oo sheegay inuu wali Caalamka ka dhamaanin Xanuunka Corona

Ururka Caafimaadka Adduunka oo sheegay inuu wali Caalamka ka dhamaanin Xanuunka Corona

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

February 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah uga kala wareegay...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo lagu falanqeeyay xaaladda abaaraha

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo lagu falanqeeyay xaaladda abaaraha

February 18, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In