Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wufuud ka qaybgaleysa Shirka Dib u heshiisiinta Beelaha Gobolada Dhexe oo ku qul qulaysa Galgaduud

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Dhalinyarada degmada Dhuusamareeb oo hogaan cusub doortay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wufuuda ka tageysa Magaaladda Muqdisho ee gaareysa Gobolka Galgaduud Dooneysana in ay ka qayb qaataan Shirka Dib u heshiisiinta Beelaha wada daga Gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa sii Kordheysa iyoadoo saacadihii ugu dambeeyay Diyaaradaha gaaray Guriceel iyo Dhuusa Mareeb ay sii kordhayeen.

Degmada Guriceel Ee Gobolka Galgaduud ayaa maanta waxaa Gaaray wafdi Balaaran oo Odayaal iyo Siyaasiyiin isugu jira kuwaasi oo Doonaya in ay u sii Gudbaan magaalada Dhuusa Mareeb Ee Xarunta Gobolka halkaasi oo ay taaalo Gogosha Shirka Dib u heshiisiinta Beelaha .

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Shalay waxaa Gaaray magaalada Dhuusa Mareeb Odayaal Siyaasiyiin Haween kuwaasi oo ku biiraya Shirka Dhuusa Mareeb waxaana Si diiran ugu soo dhaweeyay Halkaasi qaybaha Bulshada Dhuusa Mareeb iyo Maamulka Gobolka Galgaduud waxaana ay soo dhaweeyeen in Beelaha Gobolka Dib u heshiisiin loo sameeyo.

Gobolada Mudug iyo Galgaduud ayaa waxaa lagu wadaa Dhawaan in loo Dhso Dowlad Goboleed ay labadaas Gobol Bulshada wada Degtaa ku mideysan yihiin Iyadoo dadaaladaasi ay Dhawaanahaanba si dar darleh ku socdeen Gudiyada ku Howlan ayaana sheegaya in Heer Gaba gaba ah uu marayo Qorshahaasi.

Previous Post

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda Baarlamaanka Kenya

Next Post

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho 02 02 2015

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho 02 02 2015

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In