Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaalad Abaareed oo ka Taagan deegaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Xaalad Abaareed oo ka Taagan deegaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deegaanka Bacaadweyne oo mudooyinkii u danbeeyayba ay ka jireen colaado  sokeeya iyo dagaalo u dhaxeeyay dadka deegaanka iyo maleeshiyada argagixisada al shabaab, oo halkaasi jab xoogan kala kulmay ayaa haatan waxaa ka jira dhibaatooyin la xariira dhanka nolasha taas oo saameeyn ku yeelatay nolasha kumanaan qoys oo halkaasi ku noolaa kadib markii abaaro iyo biyo yari ay soo foodsaaraty.

Dadka Bacaadweyne ku nool ayaa sheegaya in degaanka aanu helin wax gurmad ah looga qeyb qaadanayo wax ka qabshada dhibaatada nolaleed ee halkaasi ka taagan.

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

Caseyr Axmed Yuusuf  oo mar ka mid ah bulshada deegaanka ayaa warbaahinta Qaranka u sheegay in kumanaan qoys ay isaga barakaceen, isla markaana deegaanka bacaadweyne iyo Tuulooyinka hoostaga ay ka jirto xaalado adag oo bini aadanimo

Previous Post

Madaxweyne Biden oo cambaareeyay  rabshadaha ka dhanka ah bulshada Aasiya ee Mareykanka ku nool

Next Post

Xoghayaha Difaaca Mareykanka “Waxaan aad u daneyneynaa xoojinta xiriirka milatari ee Hindiya”

Next Post
Xoghayaha Difaaca Mareykanka “Waxaan aad u daneyneynaa xoojinta xiriirka milatari ee Hindiya”

Xoghayaha Difaaca Mareykanka “Waxaan aad u daneyneynaa xoojinta xiriirka milatari ee Hindiya”

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In