Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xafiiska Hantidhowrka Guud oo heshiis is-afgarad ah la saxiixday Hay’adda (MoU)

Shamis Hassan Harun by Shamis Hassan Harun
4 months ago
in Wararka
0
Xafiiska Hantidhowrka Guud oo heshiis is-afgarad ah la saxiixday Hay’adda (MoU)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

RADIO MUQDISHO:-Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa heshiis is-afgarad ah la saxiixday hay’adda (MoU) ee Isla-xisaabtanka Jamhuuriyadda Masar, kadib kulan doceed ay Hantidhowrayaasha labada dal ku yeesheen magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar, intii uu socday Shirka Caalamiga ah ee hay’adaha Hantidhowrka Sare (INCOSAI XXIII).

Heshiiskan ayaa ujeeddadiisu tahay in labada hay’adood ay xoojiyaan wada-shaqayntii hore uga dhaxeysay, gaar ahaan dhanka hubinta tayada baarista hantidhowrka, iyo in labada dhinac ay isla hindisaan hab wadajir ah oo lagula dagaallamo musuqa, iyadoo la isweydaarsanayo farsamooyinka iyo waayo-aragnimada la xiriirta baarista maaliyadeed ee lagu sameeyo hay’adaha dowladda, lana waafajinayo heerarka iyo halbeegyada caalamiga ah.

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Soomaaliya waxaa ka go’an inuu ballaariyo istiraatiijiyaddiisa xoojinta iskaashiga uu la leeyahay hay’adaha hantidhowrka sare ee caalamka, gaar ahaan kuwa gobolka sida waddamada Carabta, taasoo sare u qaadaysa kartida xafiiska, iyadoo xoojinaysa daahfurnaanta, isla-xisaabtanka, iyo dhammaan mabaadii’da dowlad wanaagga.

Previous Post

Madaxweynaha Soomaaliya oo Xukuumadda faray dhammeystirka kumanaan macalimiin loo qaadanayo goobaha waxbarashada dalka

Next Post

Mudaneyaasha Labada Aqal oo ansixiyay xisaab-xirka miisaaniyad-sanadeedkii 2024

Next Post
Mudaneyaasha Labada Aqal oo ansixiyay xisaab-xirka miisaaniyad-sanadeedkii 2024

Mudaneyaasha Labada Aqal oo ansixiyay xisaab-xirka miisaaniyad-sanadeedkii 2024

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In