Wednesday, August 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaflad lagu taageerayay dowlad goboleedka Galmudug oo lagu qabtay Istambuul+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xaflad lagu taageerayay dowlad goboleedka Galmudug oo lagu qabtay Istambuul+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

August 19, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

August 19, 2026
Xaflad si heer sare ah ย loo soo agaasimay, Laguna ย soo Dhoweynayey Dowlad goboleedka Galmudug, Loogana Qeyb qaadanayey caleema Saarka madaxweynaha Maamulkaas, Md C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Lagu Qabtay xarunta Xafladaha Loogu Talo galay ee Sumuray magaalo Xeebeedka ganacsiga iyo dalxiiska ISTANBUL ee dalka Turkiga.
ย Xafladdaan ayaa Waxaa Soo Qaban Qaabiyey Qaar ka Mid ah Ardayda soomaaliyeed ee Wax ka barta Dalka Turkiga ee ka soo Jeedaย ย Galmudug Waxaana ugu horeynt ย Halkaas ka hadlay, Guddoomiyaha guddiga Qaban qaabada xafladda Maxamed Mooge Diini, isgoo si weyn ugu mahad celiyey Dhammaan ka soo Qeyb galayaashii xafladdaas, gaar ahaan dadka gobolada kale ee Turkiga ka yimid iyo kuwa ka yimid Dibadda intaba, Wuxuuna mahad gaar ah usoo jeediyey dadkii Qabsoomidda xafladdaan gacanta weyn ka geystay.
ย Mid ka Mid ah Aqoon yahanada ka soo jeeda Galmudug oo Lagu magacaabo Cali Axmed ( Cali Dhuux ), ayaa isaguna ka hadlayย kheyraadka faraha badan oo Soomaaliya rabbi ku manneystay gar ahaan Gobollada Galmudug, Isagoo Xusay in aqoonyahanno badani ay ka soo jeedaan Galmudug, Wuxuuna ku sababeeyey in 13-kii SYL ay Seddex meelood meeli ka soo jeeddo Galmudug.
Waxaa Iyaduna haweenka Soomaaliyeed, gaar ahaan haweenka Galmudug magacooda ku hadashay, Nasro Nuur Maxa’ud oo si Wanaagsan uga hadashay Wax ka qabadka haweenka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa Galmudug, Iyadoo ammaan gaar ah u soo jeedisayย ย guddigii farsamada ee lagu Dhisay maamulka ย  Galmudug, gaar ahaan guddoomiyahii Guddigaasi Xaliimo yarey.
Waxaa isaguna ku hadlayey magaca jaaliyadda Soomaaliyeed Faarax Salaad beer-side oo xusay inDadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay Joogaan laga Doonayo in ay isku xirnaadaan, isagoo ugu baaqay Midnimadooda iyo gudashada Waajibaadkooda Soomaalinimo…
ย Waxaa Kaloo halkaasi ka hadlay Guddoomiyaha G/Sh/Hoose, MD C/qaadir ย Sheekh maxamed Nuur ( SIIDDII ),
Isagoo Dhismaha Dowlad goboleedka galmudug ku tilmaamay Mid ummadda Soomaaliyeed Muhiim u ah, gaar ahaan, Dadweynaha ku Nool ย Deegaanada galmudug, Isagoo Dadweynihii faraha badnaa ee ka soo Qeyb galay xafladaasi Usoo gudbiyey Salaan uu uga Siday madaxweynaha ย Jamhuuriyadda federaalka soomaaliya MD Xasan Sheekh maxa’ud.
ย Waxaana xafladdaasi lagu soo Bandhigay Filim gaaban oo ka Turjumayey barwaaqada Deegaanada galmudug, Iyado Ardaydu ay ku soo gudbiyeen Riwaayad xambaarsan farriin ย ku saabsan Dhanka Waxbarashada taas oo halku Dheggeedu ahaa ( Ruuxuu Waxbartaa i baahi Tiri kara )aad ayaana loola dhacay jilliinka Sheekadaasi, Dhanka kalena Waxaa Halkaasi Lagu soo bandhigay, Ciyaaraha haddaha iyo Dhaqanka, Wilisaqada, Shiribka, Suurowga, Iyadoo ay goobta xafladda ka dhex babanayeen Calamada Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo Kan galmudugba.
Waxaana Dadweynihii kala Duwanaa ee Halkaasi Isugu Yimid si Weyn u maaweeliyey fannaanniin Soomaaliyeed oo uu ka Mid ahaa fannaanka Weyn ee C/khaaliq maxamed Siraad oo soo bandhigay Heeso lala Dhacay iyo fannaaka Da’da yar ee faarax ย Salaad Beerside..
Ugu dambeyntiina Waxaa Halkaasi ย Lagu soo bandhigay CAKE Weyn oo Lagu Sharaxay Calanka Galmudug, Iyadoo xafladdaasina ay ku soo gabgabowday Jawi aad u Wanaagsan oo farax geliyey Dhammaan ka soo Qeyb galayaashii Halkaasi isugu Yimid.
image-1ab72531a01b4ea5bf93e44d1216ac61fb7d6d87bbb0498242cc627f1f027b79-V image-1ae478fe985196f5073648603e3d5b53c9ed3471bf14e114f1d220fdc5abbc3b-V image-2e6b0b0f7bef716357bf74f5f8d968fc4b8013face3103f25ab3624097f20146-V image-4b56d91bdb11822e753e414cb6ebe5e967f927c5c10c111f68a945ce22c11022-V image-4f70a4a74cf85928af0c518eec09c78e13ebcfd5edae2849d1a9dfad6ffac45d-V image-6c8641117a1406137537aad65655d2008d18467d19ba66d7182ebb14b4122a5f-V image-7aa2fda834c835e0789138557de16667d014c16a1ffdaf7bf2e696f0ea982858-V image-08d3cc7c56c515e30fb0f3c1f5439bfe4580e31c8cb4954dd362b4925a33ee59-V image-47f3f7609664a681be799f66f3fd0ef7d9639c2c9f40ba523112c0434c625a6c-V image-79be70853af9f0fec9e7b5039a5ff34921a2fe896117ffd7a807169f930bc55b-V image-99147eed2b63ad1b10cebe25edf5b8c3e10c6f69e7053bc542d79879c129bf75-V image-a9094b670ae5259637f0db8a2f05ad68113ea57cc129c2b8a9ee7ef9657138ca-V image-afaa02ff7da77c7c384a5357ed52b13215e52a8458b00bd4fbc7b497f797cb91-V image-fe0296c5558daff650cd536a528efd19a182f53576a36e6b6143756fa201df46-V
Previous Post

Munaasabad lagu daah furayay xarun caafimaad oo Maanta lagu qabtay Degmada Caabudwaaq+Sawirro

Next Post

Wasiirka Caafimaadka iyo Xeer ilaaliyaha Qaranka oo booqday dhaawacyada isbitaalka Madiina+Sawirro

Next Post
Wasiirka Caafimaadka iyo Xeer ilaaliyaha Qaranka oo booqday dhaawacyada isbitaalka Madiina+Sawirro

Wasiirka Caafimaadka iyo Xeer ilaaliyaha Qaranka oo booqday dhaawacyada isbitaalka Madiina+Sawirro

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

August 19, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty, ayaa Talaadadii khadka taleefanka wada-hadal ku...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

August 19, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Boqortooyada...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In