Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xafladda sanadguuradda labaad ee Idaacadda wadaag oo maanta lagu qabtay Muqdisho+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xafladda sanadguuradda labaad ee Idaacadda wadaag oo maanta lagu qabtay Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu xusayay sanad guuradii Labaad ee ka soo wareegtay furitaankii Idaacadda Wadaag ayaa maanta lagu qabtay Muqdisho.

Xafladda oo uu soo qaban qaabiyay maamulka Idaacadda Wadaag ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda Warfaafinta oo uu ka mid ahaa agaasimaha Radio Muqdisho C/raxiim Ciise Caddoow, agaasimaha waaxda qoraalka iyo wax soo saarka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Liibaan Cabdi Cali, mas’uuliyiin ka tirsan bahda warbaahinta madaxa bannaan iyo marti sharaf kale.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Intii ay socotay xafladda ayaa waxaa lagu soo bandhigay waxqabadka iyo horumarka Idaacaddaasi, iaydoo mas’uuliyiintii ka hadashay halkaasi ay maamulka iyo shaqaalaha idaacaddaasi ugu hambalyeeyeen waxqabadkooda ku aaddan u adeegidda bulshada Soomaaliyeed iyo tebinta wararka iyo barnaamijyada waxtarka leh ee  u qotoma waddaniyadda.

Agaasimaha Idaacadda Radio Muqdisho C/raxiim Ciise Caddoow ayaa ku boorriyay maamulka iyo howlwadeennada Idaacaddaasi iney kordhiyaan dadaalkooda, islamarkaana ay ku shaqeeyaan masaalixda dalka iyo dalka Soomaaliyeed, isagoo ku dheeraaday ahmiyadda ay warbahintu u leedahay bulshada.

Marwo Nuurto Maxamed Caddoow oo ku hadashay magaca haweenka Soomaaliyeed ayaa ku amaantay maamulka iyo shaqaalaha Idaacadda wadaag, sida wanaagsan oo ay bulshada ugu shaqeeyeen mudadii labada sano aheyd, iyagoo kula dardaarantay howlwadeenada Idaacadda ineey laba jibbaaraan dadaalkooda, islamarkaana ay ka qeeybqaataan horumarka dalka iyo dadka.

Agaasimaha Idaacaddaasi Maxamed “Dalnuurshe” ayaa ka warbixiyay waxqabadka idaacadda muddadii ay jirtay, isagoo abaalmarinno guddoonsiiyay hey’addo wadashaqeyn la leh idaacadda Wadaag  iyo qaar ka mid ah shaqaalaha idaacaddaasi.

Idaacadda Wanaag ayaa ka mid ah Idaacadaha madaxa banana eek a howlgala magaalada Muqdisho.

DSC00011 DSC00013 DSC00016 DSC00021 DSC00025 DSC00028 DSC00029 DSC00032 DSC00046 DSC00048 DSC00049 DSC00050

DSC00073

DSC00095

DSC00134

DSC00181

DSC00184

DSC00192

DSC00206

DSC00173

DSC00209

Sawir qaade Farxaan Suleyman Daahir

Previous Post

Guddoomiyaha degmada Xamarweyne oo tababar u furay xubno ka tirsan guddiga degmadaasi

Next Post

Ciidanka XDS oo howlgallo kula wareegay deegaanno ka tirsan galbeedka gobolka Hiiraan

Next Post
Ciidanka XDS oo howlgallo kula wareegay deegaanno ka tirsan galbeedka gobolka Hiiraan

Ciidanka XDS oo howlgallo kula wareegay deegaanno ka tirsan galbeedka gobolka Hiiraan

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In