Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xanuunka Covid 19 oo markale ku rogaal celiyay Hindiya

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Xanuunka Covid 19 oo markale ku rogaal celiyay Hindiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dalka Hindiya ayaa wararka ka imaanay waxa ay sheegayaan in xanuunka COVID-19, u ku soo laba kacleyay waxana uu soo ritay dad farbadan, 24kii saacadood ee ugu danbeyay waxaa gudaha dalkaas ugu dhintay 2,023 ruux.

Dhimashada ayaa la sheegayaa in ay sababtay ka dib markii Isbitaalladka Hindiya ay ku yaradeen qalabka Neefta ka saacido dadka qaba xanuunkan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xanuunka Corona virus ayaa  lasheegay in ku sii kordhay dalka Hindiya, dadka u ku dhacay ayaa hada gaaray in ka badan 295,041, 24-kii saacadood ee la soo dhaafay, xogta wasaaradda caafimaadka dalka Hindiya ay baahisay ayaa sheegeysa in wadarta dhimashada ayaa gaartay 182,553.

Dalka Mareykanka ayaa lasheegay in caalamka uu ugu badanyahay marka loo eego dadka uu haleelay xanuunka Covid-19, guud ahaan tirada dadka Hindiya ugu geeriyooday xanuunkan ayaa gaaraya 15.6 milyan oo qof.

Previous Post

Wafdi ka socda Xukuumadda Soomaaliya oo gaaray Magalada Baydhabo

Next Post

Madaxweynaha Maamulka K/G oo shir guddoomiyay kulanka amniga

Next Post
Madaxweynaha Maamulka K/G oo shir guddoomiyay kulanka amniga

Madaxweynaha Maamulka K/G oo shir guddoomiyay kulanka amniga

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In