Tuesday, October 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xarun Cilmi Baaris Ah Oo Cadaado Laga Furay “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xarun Cilmi Baaris Ah Oo Cadaado Laga Furay “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabada lagu furayay xaruntani cilmi baarista iyo tababarada Galmudug oo maanta magaalada Cadaado lagu qabtay ayaa waxaa ka soo qaybgalay mas’uuliyiin ka tirsan golayaasha wasiirada iyo Baarlamanka Galmudug, aqoonyano iyo marti sharaf kale.

Axmed Maxamed Axmed Agaasimaha guud ee xaruntan cilmi baarista ayaa ka warbixiyay waxyaabaha ay qabandoonaan iyo cilmi baaristu muhiimadda ay deegaanka u leedahay.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

October 5, 2026
Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026

Cilmiga, tababarada iyo wax alaala wixii baaris ah oo aan rabno inaan ka samayno deegaanka inaan la kaashano dadka, waxaa naga go’an inaan ka gudbin Dastuurka Galmudug, inaan dawladda Soomaaliya la shaqayno, waxaa naga go’an markaan rabno inaan cilmi baaris samayno inaanan hotelada fariisan, anaga ayaa u tagayna, wiilka Geela jira anaga ayaa soo waraysanayna, iyada oo maqal iyo muuqaal ah ayaan u soo gudbinaynaa wasiirada iyo xildhibaanada” ayuu yiri Mr Axmed Maxamed Oo ah Agaasimaha xaruntani.

Xildhibaan Xasan Xirsi Shidane oo ka mid ah Baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay in uu xaruntani u arko mid muhiim ah.

“Waxaa laga yaabaa hay’adii ku fiicnayd dhirta inay aado kaluunku meeshuu jiro iyo Badda, waxaan marka soo dhawaynaynaa daraasad ay Galmudug leedahay oo aruursan oo diyaarsan dowladuna ka warqabto in meel laga heli karo ay jirto, hay’ad walba waxa ay ku fiicantahay meesha ay jiraan in loo tilmaamo aadbaan u soo dhawaynaynaa” ayuu yiri Xildhibaan shidane.

wasiirka madaxtooyada Galmudug Xuseen Qaasim Iidow oo isna ka hadlay furitaanka xaruntan ayaa sheegay in maamulka ay wax badan ka saacidi doonto.

“Maanta oo dawlad goboleedka Galmudug ay jirsatay bishii labaad waxaa hormar wayn ah inaan yeelano hay’ad ay ku midaysanyihiin dadkeena aqoonta iyo maskaxda leh oo hadana u taagan inay baaris ku sameeyaan baahida bulshada, horumar aad u wayn oo muddo kooban lagu gaaray” ayuu yir Iidow.

Cilmi baarista oo horay aan ugu xooganayn Deegaanada Galmudug ayaa hadda laga filayaa xaruntan inay daaha ka qaado macluumaad badan oo nolosha bulshada muhiim u ah.

DSC00810 DSC00816 DSC00817 DSC00818 DSC00824 DSC00829 DSC00830 DSC00834 DSC00838 DSC00843 DSC00845 DSC00851 DSC00861 DSC00864 DSC00869

Sawir Qaade: Maxamuud Cabdi Diirshe

Previous Post

Dhismaha Xarunta Maxkamadda Gobolka Banaadir Oo Xarigga Laga Jiray+Sawirro

Next Post

Madaxweynaha Xasan Oo Kulamo Lagu Dar Dar Galinayay Amniga Afgooye Kula Qaatay Bulshada Qeybaheeda Kale Duwan Iyo Saraakiisha Ciidamada “Sawirro”

Next Post
Madaxweynaha Xasan Oo Kulamo Lagu Dar Dar Galinayay Amniga Afgooye Kula Qaatay Bulshada Qeybaheeda Kale Duwan Iyo Saraakiisha Ciidamada “Sawirro”

Madaxweynaha Xasan Oo Kulamo Lagu Dar Dar Galinayay Amniga Afgooye Kula Qaatay Bulshada Qeybaheeda Kale Duwan Iyo Saraakiisha Ciidamada "Sawirro"

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐪𝐞𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦m𝐞𝐲𝐬𝐭𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐇𝐞𝐬𝐡𝐢𝐢𝐬 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐨 𝐞𝐞 𝐝𝐞𝐠𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐁𝐚𝐥𝐚𝐧𝐛𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐮𝐫𝐢𝐜𝐞𝐞𝐥

October 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In