Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xarunta Waaxda Taleex ee degmada Hodan oo dib loo howlgeliyay “SAWIRRO”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Gobalka Banaadir ayaa maanta xarigga ka jarey Waaxda Taleex ee degmada Hodan kaddib  markii dhawaan waaxdaasi dib u dayactir lagu sameeyay.

Munaasabaddii lagu furayay waaxda Taleex waxaa ka qeyb galay sakiil ka tirsan ciidamada amniga, qeybaha bulshada iyo marti sharaf kale.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha Degmada Hodan Cabdiqaadir Cali Kulane oo isna furitaanka xarunta Waaxda Taleex ka hadlay ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsanyihiin dib u howlgelinta xarunta, waxaana uu xusay inay ugu adeegi doonaan bulshada degmada ku nool.

Taliyaha qeybta booliska Gobolka Benaadir Jeneraal Maxamed Yuusuf Madaale ayaa sheegay in dib u furidda xarumaha danta guud loogu adeegayo ay qeyb lixaad leh ka qaadan karo horumarka caasimadda.

Ugu dambeyntii Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda ee gobolka Benaadir Maxamed Aadan Guuleed “Caano Geel” oo furay xarunta Waaxda Taleex ee degmada Hodan ayaa sheegay in kan maamul ahaan ay sii xoojinayaan dib u dhiska xarumaha dowladda, si dar dargeliyo adeegyada guud ee bulshada.

DSCF9220 DSCF9227 DSCF9232 DSCF9249 DSCF9250 DSCF9266 - Copy DSCF9268 - Copy DSCF9271 - Copy DSCF9279 DSCF9287 DSCF9302 DSCF9306 DSCF9318 DSCF9322

 

 

Previous Post

Shaqsiyaad dacaayad ka fidinaya Maxkamadda ciidanka oo digniin loo jeediyay “Dhageyso”

Next Post

Madaxweynaha Somalia oo kormeerray Terminalka cusub ee garoonka Muqdisho(Sawirro)

Next Post

Madaxweynaha Somalia oo kormeerray Terminalka cusub ee garoonka Muqdisho(Sawirro)

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In