Friday, December 12, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xawaaladaha Soomaalida ee Mareykanka oo dib u shaqeynaya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xawaaladaha Soomaalida ee Mareykanka oo dib u shaqeynaya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xawaaladaha Soomaalida ee dalka Mareykanka ayaa loo oggolaaday inay diraan lacagaha biilasha ah, kaddib sagaal maalin oo ay xayirnaayeen.

Bangiyada Mareykanka ayaa hakiyay adeeggii ay siin jireen xawaaladaha Soomaalida, tallaabadaas ayaa ka dambeysay walwal laga qabo in lacaguhu ay gacanta u galaan kooxaha xagjira ee Al-Shabaab.

Related posts

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo la kulmay wafdi ka socday Dalka Sudan

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo la kulmay wafdi ka socday Dalka Sudan

December 12, 2025
Wasiir Xasan Macallin “Xeerka Ciqaabta Soomaaliya waxaa uu la jaanqaadayaa diinta islaamka iyo dhaqanka Soomaalida

Wasiir Xasan Macallin “Xeerka Ciqaabta Soomaaliya waxaa uu la jaanqaadayaa diinta islaamka iyo dhaqanka Soomaalida

December 12, 2025

Cabdcasiis Sugulle oo ka tirsan midowga xawaaladaha Soomaalida ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in bangiyadu ay oggolaadeen in lacagaha yaryar ee  biilasha ah la diro, kuwaas oo ay ku tiirsan yihiin qoysas badan oo Soomaaliyeed.

“Kuliggood (Xawaaladaha) waxay ku shaqeynayaan wax kooban, lacagihii sidii hore looma dirayo laakin waxaa la dirayaa lacagaha yaryar ee biilka ah” ayuu BBC u sheegay Cabdicasiis Sugulle.

Dowladda Soomaaliya ayuu ugu baaqay inay ka shaqeyso hannaan la aamini karo oo caddeynaya qaabka ay lacagahaani ku soo gaarayaan muwaadiniinta ku sugan gudaha, ayadoo laga qeyb qaadanayo caddeynta dadka ay yihiin kuwa ka faa’iideysanaya adeeggan.

Tallaabada ay bangiyada Mareykanku ku hakiyeen adeegyadii ay siin jireen xawaaladaha Somaalida ayaa saameyn xoog leh ku yeeshay dadka Soomaaliyeed ee ku nool gudaha, kuwaas oo noloshoodu ku tiirsan tahay kaalmo ay ka heleen qurbo joogta ehelladooda ah eek u nool dalka dibaddiisa.

Previous Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Dhagayso Warka Subaxnimo 28.02.2015

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhagayso Warka Subaxnimo 28.02.2015

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo la kulmay wafdi ka socday Dalka Sudan

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo la kulmay wafdi ka socday Dalka Sudan

December 12, 2025
0

Maareeyaha Guud ee Dekadda Muqdisho Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameerico) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socdayu Dalka Suudaan oo...

Wasiir Xasan Macallin “Xeerka Ciqaabta Soomaaliya waxaa uu la jaanqaadayaa diinta islaamka iyo dhaqanka Soomaalida

Wasiir Xasan Macallin “Xeerka Ciqaabta Soomaaliya waxaa uu la jaanqaadayaa diinta islaamka iyo dhaqanka Soomaalida

December 12, 2025
0

Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka XFS Xasan Macallin Maxamuud oo ka qeybgalay kulanka todobaadka warb aahinta qaranka ayaa ka warbixiyay xeerka...

Guddiga Doorashooyinka oo ku dhawaaqay liiska musharaxiinta ee golaha deegaanka

Guddiga Doorashooyinka oo ku dhawaaqay liiska musharaxiinta ee golaha deegaanka

December 12, 2025
0

Guddigga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Sohdimaha.isagoo gudanaya waajibaadkiisa dastuuriga ah, awoodaha uu siinayo dastuurka JFS ,sharciga doorashooyinka qaranka,...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ka qeyb galay TRIPOLI MEDIA DAYS.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo ka qeyb galay TRIPOLI MEDIA DAYS.

December 11, 2025
0

Tripoli, 11 December 2025: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa ka qeybgaley...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In