Tuesday, February 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xayiraad ka qaadista Axmed Nuur Jimcaale oo la soo dhaweeyay

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Xayiraad ka qaadista Axmed Nuur Jimcaale oo la soo dhaweeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo lagu taageerayay go’aankii dowladda Mareykanka ay uga qaaday xayiraadii dhaqaale oo muddo 15 sano ah saarneyd ganacsade  Sheekh Axmed Nuur Cali Jimcaale  ayaa waxaa ka qeybgalay qeybaha kala duwan ee bulshada kaas oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Nuur Yuusuf Nuur, oo ku hadlayay  magaca dhalinyarada kulanka ka qeybgashay ayaa ka hadlay ahmiyadda ay leedahay go’aanka xayiraada looga qaaday ganacsade   Sheekh Axmed Nuur Jimcaale,waxaa uuna sheegay in ay soo dhaweynayaan xayiraada laga qaaday  ganacsadaha.

Related posts

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026

Sidoo kale dadkii kulanka ka hadlay ayaa waxaa si isku mid ah uga hadleen sida ay muhiim u tahay xariyaad ka qaadista ganacsade Axmed Nuur Jimcaale maadaama uu kamid yahay ganacsatada waa weyn ee Soomaaliyeed.

Sheekh Axmed Nuur Jimcaale, oo ah aas aasaha shirkadda isgaarsiinta ah ee Hormuud oo horey loo oran jirey Al-barakaat ayaa xayiraad dhaqaale dowladda Mareykanka ay ku soo rogtay muddo 15 sano ka hor ah kadib markii lagu eedeeyay in uu xiriir la leeyahay ururka Al-qaacida, iyadoo dowladda Mareykanka ay go’aankaas hadda ka laabatay markii lagu waayay arintii lagu tuhmay.

Previous Post

Sida loo gudbo Waddada-Sawirro

Next Post

Danjiraha Soomaaliya u Fadhiya Kenya Oo Booqday Xerada Kaakuma-SAWIRRO

Next Post
Danjiraha Soomaaliya u Fadhiya Kenya Oo Booqday Xerada Kaakuma-SAWIRRO

Danjiraha Soomaaliya u Fadhiya Kenya Oo Booqday Xerada Kaakuma-SAWIRRO

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay shirka Guddiga Fulinta ee Hay’adda Caafimaadka Adduunka

February 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, Dr Cali Xaaji Aadam Abubakar iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qayb...

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

MCC oo ku guuleysatay Koobka Jeneraal Daa’uud

February 2, 2026
0

Kulankii finalka ee Koobka Jeneraal Daa'uud ayaa galabta lagi soo gabagabeeyay Tuulada Cayaaraha ee Muqdisho, halkaasi oo ay u daawasho...

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

Guddiga Gurmadka Qaranka oo kulan ka yeeshay abaaraha dalka ka jirta

February 2, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir,...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Birmingham oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Wafdiga Wasiir Al-Cadaala

February 2, 2026
0

Magaalada Birmingham ee caasimadda labaad ee dalka UK ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In