Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Daah Furay Mashruuca Qiimeynta Kaaliyeyaasha Hay’adaha Garsoorka Dalka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Daah Furay Mashruuca Qiimeynta Kaaliyeyaasha Hay’adaha Garsoorka Dalka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa maanta daah furay mashruuca qiimeynta kaaliyeyaasha Hay’adaha Garsoorka Dalka.

Qiimeyntan waxaa loogu tala galay in lagu qiimeeyo heerka aqoonta Kaaliyeyaasha Hay’adaha Garsoorka Dalka, sidoo kale waxa ay qeyb ka tahay horumarinta tayada Bahda Garsoorka Dalka.

Related posts

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026

Qaar ka mid ah Kaaliyeyaasha Hay’adaha Garsoorka Dalka oo la hadlay Warbaahinta ayaa soo dhaweeyay imtixaanka laga qaadayo oo lagu ogaanayo heerka uu gaarsiisanyahay aqoontooda.

Xeer Ilaaiyaha Guud ee Qaranka Dr.Sulaymaan Maxamed Maxamuud ayaa ka hadlay muhiimadda uu leeyahay Horumarinta iyo Qiimeynta lagu sameynayo tayada Kaaliyeyaasha Hay’adaha Garsoorka Dalka.

‘Waxaan ku faraxsanahay inaan maanta goob joog ka ahaado horumaritna iyo tayeynta soocoto garsoorka, oo ujeedda laga leeyahay ay tahay in adeega aan bulshada gaariineyno uu noqdo adeeg tayaysan ku dhisan xirfad iyo aqoon, una adegaya ujeedda iyo himilooyinka nolosha garsoorka uu leeyahay oo sanadkasta aan ku iclaaminayo shirka garsoorka” ayuu yiri Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka.

Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka Hirshabeelle Oo Codsatay In Ardayda Imtixaanka U Fadhiisaneysa Ay Qaataan Tallooyinka Caafimaadka

Next Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo toogasho ku dilay labo ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab, halka nolosha lagu soo qabay labo kale

Next Post
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Maleeshiyaadka Al-shabaab ka Saaray Degaanno Katirsan Gobolka Baay

Ciidanka Xoogga Dalka oo toogasho ku dilay labo ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab, halka nolosha lagu soo qabay labo kale

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(INDIA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran dalka...

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda...

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In