Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xeer ilaaliyaha oo beeniyay in dowladda ay ka baxday dacawadii ku saabsaneyd badda-Dhageyso

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa, Xulashada
0
Xeer ilaaliya guud ee Qaranka oo dalka dib ugu soo laabtay (Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in 13 bishan Luulyo ay gudbineyso dowladda Soomaaliya dukumentiyadii ka harsanaa dacawadda  dowladda Soomaaliya ay la tiigsatay Kenya taas oo ku saabsaneyd soohdinta badda ee labada dalka ay ku muransanyihiin.

Dr Axmed Cali Daahir Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka ayaa sidoo kale sheegay in wararka sheegaya in dowladda ay ka baxday dacawadaasi ay yihiin kuwo been abuur ah, isagoo tilmaamay in shirkadaha Lixda ah ee ku howlanaa shidaal baarista ay shan kamid ah heshiiskii ay buriyeen ka dib markii dowladda Soomaaliya ay digniin u jeedisay isla markaana hal shirkadda oo kuwaas kamid ah oo laga leeyahay dalka Talyaaniga ay weli ku harsan tahay heshiiskaas dowladda Kenya ay kula jirtay ayna ugu baaqayaan in ay howlahaasi joojiyo sida ugu dhaqsiyaha badan.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

“Dhulka Soomaaliyeed taako kamid ah wax heshiis ah iyo wax gorgortan ah kama galayno haddii aanahay dowladda Soomaaliyeed iyo shacakiisaba”, ayuu yiri Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka.

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2015/07/Xeer-ilaaliyaha-good-ee-maxakamada-c.rashiid-cod.mp3

Dhageyso

 

Previous Post

Tartamayaasha deegaankaJawiil oo caawa u soo gudbay wareegga saddexaad ee tartanka “Dhageyso”

Next Post

Dhageyso warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka Subax ee Radio Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In