Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xeer ilaaliyaha Qaranka iyo Taliyaha Asluubta oo Booqday Xabsi cusub oo Muqdisho laga dhisayo “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Xeer ilaaliyaha Qaranka iyo Taliyaha Asluubta oo Booqday Xabsi cusub oo Muqdisho laga dhisayo “Sawirro”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Maxmed Jaamac oo uu wehliyo ku xigeenkiisa koowaad S/guuto Cabdi Kariin Cali Afrax ayaa maanta waxa ay kormeereen halka uu marayo dhismaha xabsi weyn oo laga dhisayo xarunta taliska guud ee Ciidanka Asluubta KM7 ee magaalada Muqdisho iyagoo indha indheeyey masuuliyiintan qeybaha kala duwan ee uu ka kooban yahay xabsigaasi .

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/gaas Bashiir Maxamed Jaamac ayaa Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir waxa uu uga warbixiyey halka uu marayo Dhismaha xabsigan iyo howlaha uu qaban doonno waxaana uu sheegay taliyaha in bilaha soo socda lasooo gaba gabeyn doonno dhismahiisa .

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Taliyaha ayaa sheegay in xabsigan gabagabada marayo dhismahiisa hadii la dhameeyo uu wax badan ka badali doonno Ciriiriga ka jira Xabsiga dhexe isagoo xusay in Qorshahooda uu yahay Xabsiyada Dalka oo dhan in laga dhigo goob dhaqan celineed oo wax lagu baro Dadka lagu soo xiro.

Sidoo kale Xeer Ilaaliyaha guud ee qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa taliyaha Ciidanka Asluubta Gen Bashiir Goobe ku amaanay isbadalka la taaban karo ee uu ka sameeyey Xabsiyada Dalka isagoo xusay in Xabsigan dhismihiisa gunaanadka marayo uu qeyb ka yahay horumarada ay sameeyeen Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed .

Xabsigan oo si caalami ah loo dhisayo ayaa dhismihiisa waxaa iska kaashanaya Taliska Ciidanka Asluubta iyo Hay’ad UN ka leeyahay waxaana uu yeelan doonnaa qeybo kala duwan oo ay ka mid yihiin goobo loogu talo galay Jiifka ,waxbarashada ,garoonno loogu tala galay ciyaaraha kala duwan iyo qeybo ay dagaan garsoorka waana xabsi ay u dhameystiran yihiin waxkastaa oo nolosha aadmiga ay u baahan tahay.

—–Dhammaad——
C/raxmaan Maxamed Gacan

Madaxa Xafiiska Warfaafinta Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

dddd

14112082_755823971187965_505115501_n

14112020_755823764521319_962560271_n

14111954_755823884521307_1035451551_n

14111715_755823927854636_89362911_n

14101949_755823977854631_166120781_n

Previous Post

Ciidanka Amaanka oo Noolasha ku qabtay mid kamid ah Maleeshiyadii weerartay Maqaayadda

Next Post

Daawo Sawiro +Faahfaahin weerarkii Xalay ee Xeebta Liido

Next Post
Daawo Sawiro +Faahfaahin weerarkii Xalay ee Xeebta Liido

Daawo Sawiro +Faahfaahin weerarkii Xalay ee Xeebta Liido

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In