Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo tababar u soo xiray hawlwadeeno ka tirsan bahda Cadaaladda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Xeer ilaaliyaha Qaranka oo tababar u soo xiray hawlwadeeno ka tirsan bahda Cadaaladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarka oo ahaa mid wadajir loogu qabtay xeer Ilaaliyaaasha iyo Dambi Baarayaasha dowlad goboleedyada Galmudug iyo Jubbaland ayaa waxaa soo agaasimay Machadka Tababarka Garsoorka dalka ayada oo ay casharada bixinayeen Qubaro ka socday Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka.

Casharada lagu baranayay ayaa waxaa ka mid ahaa qaabka Dambiyada loo Baaro, Xaqiijinta dhacdo faleedka, sugitaanka goobta uu falka ka dhacay, Marqaatiyaasha iyo qorista Xaanshida eeda ayada oo lagu dabaqayo xeerarka iyo sharuucda dalka gaar ahaan Xeerka Habka Ciqaabta Soomaaliyeed.

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud oo soo xiray Tababarkaan ayaa kula dardaarmay dadka Tababarka qaatay in ay ilaaliyaan Masuuliyadda saaran isla markaana casharada ay qaateen ku dabaqaan shaqooyinka ay u haayaan Bulshada Soomaaliyeed.

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa xoogga saarayay kobcinta iyo Garaadka shaqaalaha ka shaqeeya Hey’adaha Baarista iyo Dacwad Oogista si bulshada ay u helaan adeeg cadaaleed oo loogu gun dhigay Gaarista Danta Cadaaladda.

Previous Post

Maxamed Cali “Qurba joogta waxaan ugu baaqayaa inay ka faa’iideystaan fursadaha maalgashi ee dalkeena ka jirta”

Next Post

Madaxweynaha JFS “Waxaan ka shaqeyneynaa Soomaali ammaan ah, xor ka ah argagixisada, ayna ka qabsoomaan dalka doorashooyin Dimuquraaddi ah”

Next Post
Madaxweynaha JFS “Waxaan ka shaqeyneynaa Soomaali ammaan ah, xor ka ah argagixisada, ayna ka qabsoomaan dalka doorashooyin Dimuquraaddi ah”

Madaxweynaha JFS “Waxaan ka shaqeyneynaa Soomaali ammaan ah, xor ka ah argagixisada, ayna ka qabsoomaan dalka doorashooyin Dimuquraaddi ah”

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In