Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xidldhibaanada cusub ee dowlad goboleedka Galmudug oo la dhaariyaya

caqiil by caqiil
11 years ago
in Wararka
0
Xidldhibaanada cusub ee dowlad goboleedka Galmudug oo la dhaariyaya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka goboleedka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah loogu dhaariyay hoolka uu ka socday shirka maamul u sameynta goboladaasi ee magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud.

Munaasabadda lagu dhaariyay xildhibaanada ayaa waxaa khudbad ka jeediyay gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan “ Jawaari” waxaa sidoo kale halhaasi ka hadlay wasiirka arimaha gudaha,Federaalka Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen “Odowaa” iyo gudoomiyaha gudiga farsamada maamul u sameynta gobolada Mudug iyo Galgaduud ayagoo xildhibaanada cusub ku booriyay in ay howshooda si wanaagsan u gutaan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xildhibaanada la dhaariyay ayaa gaaraya 68 mudane, waxaana ay doorteen gudoon ku meel gaar ah oo ah qofka ugu da’da weyn.

Iyadoo wixii hadda ka dambeeyana ay guda gali doonaan xildhibaanada maanta la dhaariyay in ay soo doortaan gudoonka cusub ee Baarlamaanka maamulka Galmudug, waxana intaas ka dib looga fadhiyaa in ay doortaan madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug.

Previous Post

500 oo dad danyar ah oo loo qeybiyay lacag ay ku afuraan-Sawirro

Next Post

1,500 oo qoys oo danyar ah oo loo qeybiyay raashiin gargaar ah

Next Post
1,500 oo qoys oo danyar ah oo loo qeybiyay raashiin gargaar ah

1,500 oo qoys oo danyar ah oo loo qeybiyay raashiin gargaar ah

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In