Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaamnada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya  oo si wadajir ah u ansixyay miisaaniyadda 2022

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Xildhibaamnada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya  oo si wadajir ah u ansixyay miisaaniyadda 2022
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madobe iyo ku-xigeenka koobaad ee Golaha shacabka oo ay weheliyaan Guddoonka  Aqalka sare ayaa shir guddoomiyey Kalfadhiga 1aad kulankiisa 9aad ee wadajirka ah, iyadoo Ajandaha kulanka uu ahaa   Akhrinta sadaxaad iyo u codeynta miisaaniyadda 2022-ka.

Guddiga KMG ah ee loo xil saaray odoroska miisaaniyada ayaa soo jeediyey warbxin guudna  ka siiyey Xildhibaannada.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026

Guddoomiyaha ayaa soo jeediyey in Xildhibaanada ay miisaaniyada u codeeyaan maadaama dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay laga dooday su’alana laga weeydiiyay Wasiirka WasaaradDa Maaliyadda, iyadoo gaba-gabada cod gacan taag ah ugu codeeyeen 204 mduane oo ogolatay,  halka labo Xildhibaan ay ka aamustay  waxaana diiday labo xildhibaan oo kale, waxaana uu Guddoomiyuhu sheegay in sidaasi miisaaniyada ay ansax ku tahay, maadaama 204 Xildhibaan ay ogol ugu codeysay.

Previous Post

Laftagareen oo dib ugu laabtay Baydhabo

Next Post

Wasiirka Xanaannada Xoolaha Puntland oo ku baaqay in gurmad deg deg ah lala gaaro dadka ay abaartu saameysay

Next Post
Wasiirka Xanaannada Xoolaha Puntland oo ku baaqay in gurmad deg deg ah lala gaaro dadka ay abaartu saameysay

Wasiirka Xanaannada Xoolaha Puntland oo ku baaqay in gurmad deg deg ah lala gaaro dadka ay abaartu saameysay

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo soo tiigsaday wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 13, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

March 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 171aad Guutada 17aad Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo qorsheysan Ka fuliyay Koonfurta...

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Soomaali , ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo xiray Madasha Bandhigga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In