Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaan Cabdulqaadir Carabow oo dhagax dhigey xarumo waxbarasho iyo caafimaad oo laga hirgelinayo Degaanka Ceelhuur “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Xildhibaan Cabdulqaadir Carabow oo dhagax dhigey xarumo waxbarasho iyo caafimaad oo laga hirgelinayo Degaanka Ceelhuur “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Deegaanka Ceel Huur ee duleedka magalada Muqdisho oo ay ku nool yahiin in ka badan saddex kun oo qoys ayaa ah deegaan aan lahayn xarumo caafimaad iyo kuwa waxbarasho, taasi oo ay baahi weyn u qabeen bulshada deegaanka. .

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026

Goobta waxbarashada iyo xarunta caafimaad ee laga hirgalinayo degaankaa ayaa waxa dhagax dhigey Xildhibaan Cabdulqaadir Carabow Ibaraahim oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka kaddib markii toddobaaadkii hore booqasho uu ku tegay deegaanka, isla markaana ay dadka deegaanku soo bandhigeen baabida waxbarasho ee ka jirta.

Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee deegaanka Ceel Huur ayaa ugu mahadceliyaay Xildhibaan Carobw sida uu ugu soo jawaabay baahiyooda isbuuc kaddib markii uu booqasho ugu tagay deegaanka , isla markaana balan qaaday in ay ka qayb qaadanayaan dhismaha xaruumahaan.

Guddoomiyaha Dagmada Wadjir ee Gobalka Banaadir Cumar Cabdulaahi Xasan ayaa sheegay in dhagax dhiga xarunta caafimadka iyo iskuulka ay tahay mid ay baahi weyn ugu qabeeyn dadka deegaanka, isagoo shegaay in loo baahanyahay in la caawiyo dadka ku nool deegaanka.

Xildhibaan Cabdiqaadir Carabow ayaa shegaay iney aad u xanuujisay dhibaatooyinka heesto dadka deegaanka Ceel Huur, isagoo shegaay iney dowladda Soomaaliya ay wax ka qaban doonto baahiya deegaanka ka jiro.

Previous Post

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta: “Shacabka ha u istaageen la dagaallanka argagixisada Al-Shabaab” DHAGEYSO

Next Post

Wasiirada Maaliyadda iyo Gaashaandhigga oo ka wada hadlay qorshayaal muhiim u ah horumarinta Ciidanka Xoogga Dalka

Next Post
Wasiirada Maaliyadda iyo Gaashaandhigga oo ka wada hadlay qorshayaal muhiim u ah horumarinta Ciidanka Xoogga Dalka

Wasiirada Maaliyadda iyo Gaashaandhigga oo ka wada hadlay qorshayaal muhiim u ah horumarinta Ciidanka Xoogga Dalka

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
0

Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026
0

Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In