Wednesday, March 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaan Carabow” Madaxweyne Farmaajo wuxuu ka dhabeeyay balladqaadkii Shacabka gobolka Banaadir,”

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Xildhibaan Carabow” Madaxweyne Farmaajo wuxuu ka dhabeeyay balladqaadkii Shacabka gobolka Banaadir,”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaan Cabdulqaadir Carabow Ibaraahim ayaa sheegay in madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka dhabeeyay ballanqaadkii uu u sameeyay shacabka gobolka Banaadir ee ahaa in  Matalaad ku yeeshaan Aqalka Sare, iyadoo ay heli doonto Banaadir 13 kursi.

Xildhibaan Carabow ayaa sheegay shacabka in ay ogsoonaadaan cidda abaalka u gashay maanta.

Related posts

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026

“Waxaa noo cadaatay in madaxweyne Farmaajo uu ka dhabeeyay Ballanqaadkii uu noo sameeyay,shacabka Banaadirna waxaa nalaga rabaa in ay ogsoonaadaan cidda abaalka u gashay Maanta” ayuu yiri Xildhibaan Cabdiqaair Carabow.

Wuxuu hoosta ka xariiqay xildhibaanka in madaxweyne Farmaajo uu ka jawaabay cabashadii ay qabeen shacabka gobolka Banaadir.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay qaraarkii Golaha Shacabka JFS ay usoo gudbiyeen ee ku aaddanaa Matalaadda uu Gobolka Banaadir ku yeelanayo Golaha Aqalka Sare.

Sidoo kale, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish)  ayaa soo dhoweeyey go’aanka taariikhiga ah ee uu Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ku saxiixay in Gobolka Banaadir Matalaad ku yeesho Aqalka Sare, iyadoo ay heli doonto Banaadir 13 kursi.

Previous Post

Muwaadiin Soomaaliyeed oo shil gaari ugu geeriyooday Koonfur Afrika

Next Post

Gobolka Banaadir oo maamulka adeega caafimaadka kala wareegay Wasaaradda Caafimaadka

Next Post
Gobolka Banaadir oo maamulka adeega caafimaadka kala wareegay Wasaaradda Caafimaadka

Gobolka Banaadir oo maamulka adeega caafimaadka kala wareegay Wasaaradda Caafimaadka

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

Xukunka Ninkii Basaasay Feeryahanad Ramla Cali iyo Kooxdiisa

March 24, 2026
0

Cabdisalaam Maxamed Xasan, Cabdullahi Cusmaan Maxamed, Cabdinaasir Cumar Axmed Subeyr, Faadumo Cismaan Subeyr Cali iyo Leylo Seef Faarax Axmed, Ayaa...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan mira dhal ah la qaatay Major General Claude K.

March 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la qaatay Taliyaha Taliska Hawlgallada Gaarka ah...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

March 24, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa si rasmi ah u magacawday maamulka...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In