Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaan Maxamud Sh. Siraaji oo maanta lagu soo dhaweeyay Muqdisho+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Xildhibaan Maxamud Sh. Siraaji oo maanta lagu soo dhaweeyay Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde maanta ku soo dhaweeyay xildhibaan Maxamuud Sheekh Siraaji oo ku guuleystay kursiga xildhibaannimo, kaddib doorasho dhawaan ka dhacday magaalada Kismaayo.

Xildhibaan Aamino Xasan Cali iyo xildhibaan C/rashiid Maxamuud Xasan ayaa si isku mid ah u soo dhaweeyay xildhibaan Maxamuud Sheekh Siraaji,  iyagoo ugu hambalyeeyay xilka uu ku guuleystay iyo in uu ku soo biro golaha shacabka.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Xildhibaan Maxamuud Sheekh Siraaji oo la hadlay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in uu si siman oo cadaalad ah uu ugu adeegidoono ummadda Soomaaliyeed.

Xilkan uu ku soo guuleystay Xildhibaan Maxamuud Sheekh Siraaji ayaa waxaa ka geeriyooday walaalkiis Cabaas Sheekh Siraaji oo ahaa wasiirkii howlaha guud iyo dib u dhiska X. F. S. ahaana mudane ka tirsan baarlamanka F. S. kaasoo bishii May ee sanadkii la soo dhaafay ku geeriyooday Muqdisho.

Previous Post

Wafdi ay horkaceysa Wasiirka Caafimaadka XFS oo kulama la qaatay Masuulyiinta Wasaaradda Caafimaadka Suudaan

Next Post

Shirkii Amniga Galmudug oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb+Sawirro

Next Post
Shirkii Amniga Galmudug oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb+Sawirro

Shirkii Amniga Galmudug oo lagu soo gabagabeeyay Dhuusamareeb+Sawirro

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In