Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaan Qaasim Cali Nuur oo Balcad lagu soo dhaweeyay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaan Qaasim Cali Nuur oo kamid ah musanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ee ka soojeeda degmada Balcad ee gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa gaaray degmada, ayadoo ay soo dhaweeyeen masuuliyiin iyo qeybaha bulshada ee degmada Balcad.

Guddoomiyaha degmada Balcad Maxamuud Maxamed Maxamuud ayaa ka mid ah dadkii soo dhaweeyay xildhibaankan oo lagu beddelay Alle ha u naxariistee Cumar Furdug oo ku geeriyooday qaraxii hoteelka Centeraal ee magaalada Muqdisho.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Gudoomiyaha degmada Balcad ayaa sheegay in maalin farxadeed u tahay maanta wuxuuna baarlamaanka iyo madaxda dowlada soomaaliya ugu mahad celiyay sida ay ugu ogolaadeen in xildhibaanka cusub loodhaariyo xilkaas.

“Maanta, maalin farxadeed ayay noo tahay farxadda aan ku soo dhaweeyneyno xildhibaankeena cusub xildhibaan Qaasim Cali Nuur ….Waxaa leeyahay ku soo dhawoow waxaana kugu soo dhaweeynaa degmada Balcad oo degmadiisa ah isagoo xildhibaan ah isagoo rabo in uu guto xaqa ay ku leeyihiin dadka reer Balcad:.

Xildhibaanka Qaasim Cali Nuur ayaa sheegay in uu u shaqeyn doono bulshada Soomaaliyeed si gaar ah dadka degmada Balcad ee uu matalo.

“Aad ayaan ugu farax sanahay in aan maanta imaado degmada Balcad anigoo xildhibaan ah aan deganaado aana ka dhax shaqeeyo degmada Balcad ee gobalka Shabeellaha Dhexe”.

Previous Post

Xuska 15-ka May oo lagu qabtay Cadaado “SAWIRRO”

Next Post

Shaqaalaha wasaaradda beeraha oo siminaar loo furay

Next Post
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Soomaaliya oo walaac  ka muujineysaa tahriibka iyo socdaalka sharci darada oo ay ku kacaan dhalinyarada Soomaaliyeed

Shaqaalaha wasaaradda beeraha oo siminaar loo furay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In