Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaan Sacdiyo Careys Oo Kulan Muqdisho Kula Qaadatay Waxgarad Ka Soo Jeeda Jubooyinka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
Xildhibaan Sacdiyo Careys Oo Kulan Muqdisho Kula Qaadatay Waxgarad Ka Soo Jeeda Jubooyinka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan ay Xildhibaan Sacdiyo Careys Ciise Kaarshe la qaadatay qeybaha bulshada ee ka soo jeedda Jubbooyinka ee ku nool magaalada Muqdisho ayaa ah mid ku saabsan kala warqaadasho iyo warbixinno ay ka siineysay socdaal ay dhawaan ku tegtay deegaannada Jubooyinka, kaasi oo ku saabsanaa soo xulidda xildhibaannada uga mid noqonaya baarlamaanka Maamulka Jubaland iyo u kuurgelidda xaaladda guud ee bulshada ku nool halkaasi.

Xildhibaan Sacdiyo Careys oo furtay kulanka ayaa ugu horeyn waxgaradkii, aqoonyahankii iyo haweenkii kulanka ka qeyb galay u faah faahisay waxyaabihii u soo qabsoomay muddadii socdaalka ay ku jirtay, iyadoo tilmaantay in kulamo gaar gaar ah la qaadatay madaxda Maamulka Jubba oo ku saabsanaa xulidda xilhdibaannada.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Cismaan Yuusuf iyo C/laahi Cumar Saalax oo ka mid ah waxgaradkii kulanka ka hadlay ayaa uga mahadceliyay dadaalka ay ugu jirto sidii bulshada wada degta Jubbooyinka ay u heli lahaayeen xaquuqda ay ku leeyihiin maamulka, waxaana ay ku baaqeen in Xildhibaan Sacdiyo gacan lagu siiyo howlaha loo igmaday.

Xildhibaan Sacdiyo ayaa xustay inay joogteyn doonto socdaalka ay ku tegeyso deegaannada Jubbooyinka, islamarkaana ay iminka qorsheyneyso inay markale socdaal ku tagto magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose, kaasi oo ku saabsan dhameystirka howlihii ay horey u soo qabatay.

Previous Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Ciidamada Gaashan Oo Mid ka mid Ah Qolalka Hotelka Ku Go’doomiyay Maleeshiyaad Suunka Qarxa ku xiranyihiin

Next Post
Ciidamada Gaashan Oo Mid ka mid Ah Qolalka Hotelka Ku Go’doomiyay Maleeshiyaad Suunka Qarxa ku xiranyihiin

Ciidamada Gaashan Oo Mid ka mid Ah Qolalka Hotelka Ku Go'doomiyay Maleeshiyaad Suunka Qarxa ku xiranyihiin

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In