Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyey Heshiiska Aaga ganacsiga xorta ah ee Qaaradda Afrika, waxaana ogolaatay 145-Xildhibaan, hal Xildhibaan ayaa diiday wax kaa aamusayna ma jirin, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur, (Madoobe)
Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada
Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...











