Wednesday, July 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aas qaran oo maanta muqdisho loogu sameeyay xildhibaannadii ku geeriyooday weerarkii ambbassidor

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Aas qaran oo maanta muqdisho loogu sameeyay xildhibaannadii ku geeriyooday weerarkii ambbassidor
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho aas qaran loogu sameeyey Xildhibaan C/laahi Jaamac Xuseen (Kabaweyne) iyo Xildhibaan Prof. Maxamuud Maxamed Guure, oo labaduba kamid ahaa mas’uuliyiintii ku dhintay weerarkii xalay cadowgu uu kusoo qaaday Hotel Ambassador ee magaalada Muqdisho.

Aaska Xildhibaanada waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin katirsan dowlada Soomaaliya, iyadoo madaxweynaha dalka mudane Xasan Sheakh Maxamuud iyo ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid ay ka qeyb galeen salaadii janaasada ee lagu tukaday Allaha u naxariistee marxuumiinta.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

July 14, 2026
Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

July 14, 2026

Xildhibaan, Cabdi Xaashi C/laahi, oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya isla markaana ka qeybgalay aaska ayaa sheegay in loo baahan yahay in dadka isku meel ugu soo jeestaan sidii looga hortagi lahaa kooxaha caadeystay in ay maalin kasta dilaan dadka wax galka u ah dadka iyo dalka Soomaaliya.

Waxaa lagu aasay qabuuraha booliska ee magaalada Muqdisho, iyadoo sidoo kale aaska ay ka qeyb galeen ehelada, xildhibaanada baarlamaanka qaarkood iyo mas’uuliyiin kale.

Previous Post

Wasaaradda arrimaha diinta oo soo saartay jadwalka Ramadaanka-Sawirro

Next Post

Xildhibaannadii ku geeriyooday weerarkii ambbassidor oo wadajir salaaddii Janaasada loogu tukaday+SAWIRRO

Next Post
Xildhibaannadii ku geeriyooday weerarkii ambbassidor oo wadajir salaaddii Janaasada loogu tukaday+SAWIRRO

Xildhibaannadii ku geeriyooday weerarkii ambbassidor oo wadajir salaaddii Janaasada loogu tukaday+SAWIRRO

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya

July 14, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa furay Shirweynaha Saddexaad ee Madasha Horumarinta Soomaaliya (Somalia Development...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo Bogaadiyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe)

July 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa uga mahadceliyay Wariye Maxamed Cabdullaahi Cabdiraxmaan (Shilaawe), oo ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Minister of Foreign Affairs Pays Condolence Visit to the Embassy of Qatar

July 14, 2026
0

H.E. Abdisalam Ali, Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, paid a condolence visit to the Embassy of the State...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Tacsi ugu Tagay Safaaradda Dowladda Qatar

July 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqasho tacsi ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In