Wednesday, February 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaannada Baarlamaanka Oo Ka Dooday Hindise Sharciyeedka Guddiga Doorashooyinka

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xildhibaannada Baarlamaanka Oo Ka Dooday Hindise Sharciyeedka Guddiga Doorashooyinka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaannada baarlamaaanka Somalia ayaa kulankii maanta ay ku yeesheen magaalada Muqdisho kaga dooday dhismaha guddiga madaxa banana ee doorashooyinka, waxaana xildhibaannada ay dood kulul ka yeesheen Akrinta sedexaas ee hindise sharciyeedka guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka.

Akhrinta ka dib ayaa Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya waxay talooyin ka dhiibteen dhismaha guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka.iyo qabka loo dhisayo guddigaasi iyo shaqsiyaadka ka mid noqonaya guddigaasi.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda oo ku baaqday xoojinta habraacyada amniga gaadiidka

February 25, 2026
Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 10aad iyo 11aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 10aad iyo 11aad ee Dastuurka

February 25, 2026

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ahaa xubnihii baarlamaanka ee talooyinka dhiibtay ayaa sheegay in xildhibaannada ay dar-dar-geliyaan dooda hindise sharciyeedkan, si loo meel mariyo, isagoo Xildhibaanada ka codsaday in ay kala shaqeeyaan dhismaha guddiga Madaxa Banaan ee doorashooyinka.waxa uuna sheegay in guddigaasi uu muhiim u yahay Dalka Soomaaliya.

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay in loo baahan yahay in xubnaha baarlamaanka ay dulqaad muujiyaan, isla markaana ay ka shaqeeyaan sidii loosoo gaba-gabeyn lahaa shaqooyinka u yaalla, sida hindise sharciyeedyada muhiimka ah.
Prof. Jawaari ayaa sheegay in ka hor shanta bisha Febraayo ee soo socota la meel-marinayo dhammaan hindise sharciyeedyada horyaalla baarlamaanka, xilligaa oo ay xildhibaannadu ay galayaan fasax xilliyeedkoodii caadiga ahaa.

Previous Post

Madaxweynaha Maamulka Puntland Oo Garoowe ku qaabilay Madaxa xafiiska Bankiga aduunka ee Soomaliya “Sawirro”

Next Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Dowladda oo ku baaqday xoojinta habraacyada amniga gaadiidka

February 25, 2026
0

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo shacabka Soomaaliyeed ku bogaadisay u hoggaansanaanta awaamiirta hay’adaha amniga iyo ku gacan-siinta...

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 10aad iyo 11aad ee Dastuurka

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo ka dooday Cutubyada 10aad iyo 11aad ee Dastuurka

February 25, 2026
0

Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 22-aad ee wadajirka ah ku yeeshay xarunta Golaha...

Dhismaha waddada Dhuusamareeb iyo Qaradhi oo la dhagax dhigay

Dhismaha waddada Dhuusamareeb iyo Qaradhi oo la dhagax dhigay

February 25, 2026
0

Munaasabadda dhagax-dhigga mashruuca kaabeyaasha waddooyinka Soomaaliya ee isku xiraya magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Cadaado ayaa si rasmi ah uga bilaabatay Madaxtooyada...

Soomaaliya iyo Turkiga oo Ankara ku yeeshay kulan lagu xoojinayo iskaashiga Warbaahinta

Soomaaliya iyo Turkiga oo Ankara ku yeeshay kulan lagu xoojinayo iskaashiga Warbaahinta

February 25, 2026
0

Ankara, 25 Febraayo 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, oo uu wehliyo Wasiirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In