Wednesday, June 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Cunaqabateynta Maaliyadeed ee Cayiman

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ansixiyay Hindise Sharciyeedka Cunaqabateynta Maaliyadeed ee Cayiman
1
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka labaad eeย  Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshiroow ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga labaad kulankiisa 10-aad ee Golaha Shacabka BJFS oo ajandihiisu ahaa

1.Akhrinta 2-aad ee Hindise Sharciyeedkaย  Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman

Related posts

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amnigaย 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amnigaย 

June 2, 2026

2.Akhrinta 1-aad Hindise Sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka.

3.Akhrinta 1-aad ee Hindise Sharciyeedka Aqoonsiga iyo Diiwaangalinta Dadweynaha.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha ๐—๐ข๐ฅ๐๐ก๐ข๐›๐š๐š๐ง ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐ฅ๐ข โ€œXagaaโ€™ ayaa Xildhibaannada Golaha Shacabka ka hor akhriyay Akhrinta 1-aad ee Hindise Sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka.

Intaasi kadib Xildhibaannada Golaha Shacabka BJFS ayaa aragtiyadooda ka dhiibtay Hindise Sharciyeedka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka, Arkatiyo kala duwan oo ay Xildhibaannada kadhiibteen kadib Guddoomiye ku-xigeenka 2aaad ee golaha shacabka oo shir Guddoominayay kulanka ayaa Xoghayaha guud ee Golaha faray in sharcigaan lagu wareejiyo Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobollada iyo Amniga ee Golaha Shacabka BJFS, si ay ugu soo diyaariyaan akhrinta labaad ee sharcigaaan.

Sidoo kale Xildhibaannada ayaa dood adag ka yeeshay Akhrinta 2-aad ee ๐‘ฏ๐’Š๐’๐’…๐’Š๐’”๐’† ๐‘บ๐’‰๐’‚๐’“๐’„๐’Š๐’š๐’†๐’†๐’…๐’Œ๐’‚ย  ๐‘ช๐’–๐’๐’‚๐’’๐’‚๐’ƒ๐’‚๐’•๐’‚๐’š๐’๐’•๐’‚ ๐‘ด๐’‚๐’‚๐’๐’Š๐’š๐’‚๐’…๐’†๐’†๐’… ๐’†๐’† ๐‘ช๐’‚๐’š๐’Š๐’Ž๐’‚๐’ Xildhibaannada ayaa doodooda u badneyd toosin, wax ku darid iyo wax kabadal.

Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda iyo Miisaaniyada iyo Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda oo ku amaanay Xildhibaannada BJFS shaqada adag iyo dooda ay ka yeesheen sharcigaaan ayaaa ka codsaday in ay anisxiyaaan maadaama Xildhibaannada intooda badani ay dooddoodu ay ku saleysneeeyd in waxtar uu u leeyahay sharcigaan dalka intaas kadib Guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka BJFS ayaa cod galiyay sharcigaaan waxaana u codeeyay 140 Xildhibaan waxaana diiday 3 xildhibaan wax ka aamusayna majiro.

Intaas kadib Wasiirka Wasaaradda arimha Gudaha XFS ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ป๐—ฒ ๐—”๐˜…๐—บ๐—ฎ๐—ฑ M๐—ฎ๐—ฐ๐—ถ๐—น๐—ถ๐—ป F๐—ถ๐—พ๐—ถย  ayaa Mudunayaasha ka hor akhriyayย  Hindise Sharciyeedka Aqoonsiga iyo Diiwaangalinta Dadweynaha, Waxa uuna sheegay in muhiimad weeyn uu u leeyahay dalka sharcigaan Xildhibaanadana looga baahanyahy in ay meel mariyaan.

Ugu danbeeyntii Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐—ป๐—ฒ ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐˜‚๐—นl๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ ๐—–๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ ๐—”๐—ฏ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ผ๐—ผ๐˜„ oo shir Guddoominayay kulanka ayaa Xoghaya Guud ee Golaha shacabka faray in uu sharciga ku wareejiyo Guddiga Arimaha guddaha iyo Amniga ee Golaha Shacabka BJFS, Intaas Kadib Guddoomiye Abshirow ayaa kulanka soo xira








Previous Post

Garoonka kubadda cagta Dr Ayuub ee Degmada Balcad oo la dhagax dhigay “SAWIRRO”

Next Post

Ciidamada Amniga oo gacanta ku dhigay burcad dhac ka geystay deegaanka Ceelasha biyaha

Next Post
Ciidamada Amniga oo gacanta ku dhigay burcad dhac ka geystay deegaanka Ceelasha biyaha

Ciidamada Amniga oo gacanta ku dhigay burcad dhac ka geystay deegaanka Ceelasha biyaha

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amnigaย 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amnigaย 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya โ€“ 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

June 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In