Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo Meel Mariyey Qaraar Ku Aadan Gurmadka Abaaraha Dalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Kulan Looga Hadlay Amniga Iyo Abaaraha Oo ka Dhacay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaannada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta meel mariyey Qarraar ku aadan gurmadka Abaaraha Dalka kaasi oo mudooyinkan ay ka doodayeen Xildhibaannada

Bilowga kulanka Baarlamaanka ee manta Xildhibaannada Golaha Shacabka waxa ay ku amba qaadeen dhameystirka Dooda qarraarka gurmadka Abaaraha dalka oo ay maalmahan ka doodayeen Xildhibaannada Golaha Shacabka waxaana ay tallooyinka Jaalleyaasha ku qotomeen in la xoojiyo gurmadka Abaaraha iyo in la sugo qaabka gurmadka loo sameeynayo ayadoo guddiyada ku shaqada leh ay Baarlamaanka la wadagayaan xogta halka ay mareyso gurmad sameynta.

Related posts

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026

Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa dhinaca kale Xildhibaannada Golaha Shacabka uga war bixiyey kulan ay Guddoonka Golaha Shacabka la qaateen Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Ra’isulwasaaraha kaasi oo ku aadanaa xoojinta Gurmadka Abaaraha Dalka ayadoo Jaalleyaasha Golaha Shacabkana ay ka qeyb qaadanayaan .

Doodda iyo ku biirinta tallooyinka Xildhibaannada Golaha Shacabka kadib waxaa qarraarka lagu meel amriyey codeyn gacan taag aheyd waxaana natiijada ku dhawaaqay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” oo shirka Guddoominayey.

Ka sokoow meel marinta qarraarka gurmadka Abaaraha Dalka waxa ay Xildhibaannada Golaha Shacabku qaateen kulan ay si hoose ugu eegayeen xaaladda Dalka kaasi oo ay saxaafaddu dibad joog ka aheyd.

 

Previous Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo tababbar u furay 100 dhallinyaro oo ka tirsan kuwa degmada Hiliwaa “SAWIRRO”

Next Post

Soomaalida ku nool Norwey oo lacag u soo dirtay guddiga Qaran ee gurmadka abaaraha

Next Post
Soomaalida ku nool Norwey oo lacag u soo dirtay guddiga Qaran ee gurmadka abaaraha

Soomaalida ku nool Norwey oo lacag u soo dirtay guddiga Qaran ee gurmadka abaaraha

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In