Tuesday, March 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaannada Labada Gole oo ka dooday arrimaha wax ka badalka Dastuurka KMG

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Xildhibaannada Labada Gole oo ka dooday arrimaha wax ka badalka Dastuurka KMG
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 14-aad ee Labada Gole Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Fadhiga waxaa Guddoomiyaha ku weheliyay ku-xigeennada Labada Aqal ee Baarlamaanka 11-aad JFS. Ajandaha kulanka waxaa looga hadlay dib u eegista Dastuurka KMG, dhameystirka ka doodista soojeedimaha wax-ka-beddelka Dastuurka Cutubka 1-aad Baaqa Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya qodobka 1-aad ilaa 9-aad.

Related posts

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

March 24, 2026

Xildhibaannada Labada Aqal ayaa waxay ka doodeen qodobo dhowr ah, waxaa ka mid ahaa mabaadii’da aasaasiga ah, calanka Jamhuuriyadda iyo kuwa maamul goboledyada, Jinsiyadda, Maqaamka caasimadda dalka ee Muqdisho, Astaanta Qaranka ereyada ay ka kooban tahay in lagu qoro buuga Dastuurka, sidoo kale Xildhibaannada ayaa ka hadlay xuduudaha dalka uu leeyahay.

Guddoomiye Sheekh Aadan oo soo xiray fadhiga maanta ayaa waxaa uu sheegay in jadwalka uu ahaa in maanta la soo gabagabeeyo dooda cutubka koowaad loona gudbo cutubka labaad ayaa Xildhibaannadda u sheegay in maalinta beri ah lasoo gabagabeynayo dooda Xildhibaannada ee qodobada 1-aad ilaa 9-aad, isla-markaana beri ay noqoto maalin shaqo.

Previous Post

Cutubyo ka tirsan Ciidanka Asluubta Galmudug oo tababar loo soo gabagabeeyey “SAWIRRO”

Next Post

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay Isbitaalada Demartino iyo Madiina “SAWIRRO”

Next Post
Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay Isbitaalada Demartino iyo Madiina “SAWIRRO”

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay Isbitaalada Demartino iyo Madiina "SAWIRRO"

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

March 24, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed Xassan Cabdulle ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo ku saabsan...

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

Wasaaradda Ganacsiga XFS oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soo-saarka gudaha

March 24, 2026
0

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal Maxamed Xassan ayaa sheegay in wasaaraddu gacanta ku hayso siyaasad diyaarinta...

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobalka Shabeellada Dhexe

March 23, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno hoos yimaada Warciise ee gobolka Shabeellaha...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Faarax Jiis

March 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo guud ahaan ummadda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In