Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaanno Hiiraan u tagay Wadatashiyada Bulshada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xildhibaanno Hiiraan u tagay Wadatashiyada Bulshada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi Xildhibaanno ah ayaa gaaray Magaalada Baladweyn ee Gobolka Hiiraan si ay wax badan uga ogaadaan xaaladaha deegaanada Gobolkaas iyo dhiirigelinta Ciidamada Howlgallada ka wada Magaalada Baladweyn.

Markii Wafdiga Xildhinaanada ah ay ka dagtaeen Garoonka Magaalada Baladweyn kaddib waxa ay kulan la qaateen Ms’uuliyiinta Gobolka Hiiraan Odayaasha Dhaqanka sdiyaasiin iyo Waxgarad si ay ula socdaan xaaladaha deegaannadaas ka jirta.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026

Odayaashii Dhaqanka Waxgaradkii iyo Siyaasiintii kulanka ka hadlay ayaa Xildhibaannada Qaranka uga warbixiyay Xaaladaha Gobolka Hiiraan iyaga oo ka codsaday in Hiiraan Xaaladeeda ay marwalba Madaxda Qaranka gaarsiiyaan.

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow iyo xildhibaan Maxame Maxamuud ayaa sheegay in Gobolka hiiraan ay u imaadeen Wadatashiyo iyo dhiirigalinta Howlgallada deegaanno badan ciidamada xoogga dalka ay kala wareegee kooxda Argagixisada ah ee Shabaab.

Previous Post

Guddoomiyaasha Gobollada Banaadir iyo Shabeellaha Dhexe oo Warshiiq ku sii jeeda

Next Post

Duulimaadkii ugu horreeyay ee xujayda sannadkaan oo garoonka muqdisho ka billoowday+ dhageyso

Next Post
Gen. Gaafoow: “Midowga Yurub ayaa naga caawinaya dib u dhiska Immigration-ka”

Duulimaadkii ugu horreeyay ee xujayda sannadkaan oo garoonka muqdisho ka billoowday+ dhageyso

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In