Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo howlo shaqo u tegay Balcad

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo howlo shaqo u tegay Balcad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaannadan ka tirsan Baarlamaanka dowlad Goboledka Hirshabelle ayaa maanta gaaray degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Ujeeddada Safarka Xildhibanaadan ayaa ah u kuurgelidda xaaladda bulshada Degmada iyo kormeerida Mashaaricda Horumarineed ee laga fuliyey Degmada Balcad.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

April 1, 2026
Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026

XIldhibanadan oo deegaan doorashadoodu tahay degmada Balcad ayaa inta ay ku suganyihiin Degmada Balcad  waxaana ay kulamo la qaadan doonaan Maamulka Degmada iyo ururrada bulshada rayidka si ay wax uga ogaadaan shaqada Maamulka Degmada iyo xaaladda nololeed ee bulshada Degmada Balcad.

Maalmaha soo socda ayaa lafilayaa iney Degmada Balcad ku sugnaadaan Xildhibaannadan ka socda Baarlaamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle.

Baarlamaanka Dowlad Goboledka Hirshabelle oo ku guda jira kalfadhigiisa 7aad ayaa wada dar dargelinta mid ka mid ah waajibadkiisa dastuuriga oo ah kormeeridda Xukuumadda Dowlad Goboledka Hirshabelle iyo Matalaadda Shacabka.

Previous Post

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo la kulmay Wasiirka arrimaha gudaha ee dalka Suudaan

Next Post

Wasiirka Warfaafinta Puntland iyo mas’uuliyiin kale oo booqday xarumo ku yaala Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Warfaafinta Puntland iyo mas’uuliyiin kale oo booqday xarumo ku yaala Gaalkacyo “SAWIRRO”

Wasiirka Warfaafinta Puntland iyo mas’uuliyiin kale oo booqday xarumo ku yaala Gaalkacyo “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradaha KGS 

April 1, 2026
0

Baydhabo, Soomaaliya – 1-da Abriil, 2026: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),...

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In