Monday, March 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaanno loo dhaariyay inay kamid noqdaan Baarlamaanka Puntland

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Xildhibaanno loo dhaariyay inay kamid noqdaan Baarlamaanka Puntland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa la dhaariyay 8 Xildhibaan oo ka mid noqonaya Baarlamaanka shanaad ee Puntland, kuwaasi oo badali doono 8dii Mudane ee ay dhawaan xasaanadda Xildhibaanimo ka qaadeen Baarlamaanka.

Related posts

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

Xubno ka socday Maxkamadda sare ee Puntland ayaa gudaha Aqalka Baarlamaanka ku dhaariyay 8dan mudane ee ka mid noqonaya Baarlamaanka Puntland, kuwaasi oo ay guddoonka Baarlamaanka u soo gudbiyeen beelihii ay u matalayeen Xildhibaanadii hore ee xasaanadda lagala noqday .

Xoghayaha guud Baarlamaanka Puntland Cabdirisaaq Xidig Warsame ayaa fadhiga Mudanayaasha u soo gudbiyay habraaca meel marinta iyo codsiga ka mid noqoshada Baarlamaanka ee xubnahaani.

Mudanayaasha Baarlamaanka Puntland ayaa mid mid u dhagaystay taariikh nololeedka Mudanayaashan cusub, iyagoo soo jeediyay khudbado taabanayay waxbarashadoodii, Waxqabadyadoodii kala duwanaa iyo codsiyadooda ka mid noqoshada Baarlamaanka Puntland.

Akhriso magacyada Xildhibaannada cusub ayaa kala ah;

  1. Xildhibaan Cabdirashiid Maxamuud Yuusuf ( Afgaduud)
  2. Xildhibaan Maxamed Cabdi Faarax
  3. Xildhibaan Maryan Cismaan Axmed Fangase
  4. Xildhibaan Faarax Sulub Jaamac
  5. Xildhibaan Maxamed Maxamuud Saalax ( Abuu baraa)
  6. Xildhibaan Cabdicasiis Xuseen Maxamuud ( Garagoos)
  7. Xildhibaan Cabdiqani Nuur Faarax Muuse
  8. Xildhibaan Cabdullahi Maxamed Gurey Mirood
Previous Post

Gawaari u rarneyd ganacsato oo si nabadgelyo ah ku gaaray Xuddur

Next Post

Wasiirka Qorsheynta oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Qorsheynta oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya “SAWIRRO”

Wasiirka Qorsheynta oo xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 16, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga kama dambeysta ah ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In