Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga tashanay Maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabelaha Dhexe Oo Lagu Qabtay Muqdisho{SAWIRRO}

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Kulan looga tashanay Maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabelaha Dhexe Oo Lagu Qabtay Muqdisho{SAWIRRO}
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan looga tashnay Maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Shabelaha dhexe ayaa waxaa lagu qabtay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho waxaana ka qayb galay waxgarad siyaasiyiin horay Xilal uga soo qabtay Dalka iyo Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya waxaana laga dooday sidii loo dar dar gali lahaa Sameynta Maamulkaas.

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa ka hadlay Xubno ka tirsan Mas,uuliyiintii iyo waxgaradkii ka qayb galay waxaana ay hadaladooda intooda badan diirada ku saareeen Maamulka loo sameynayo Goboladaas labada ah qaabka uu noqonayo sida bulshada la isugu keenayo iyo in waqti dheer uusan qaadan sidii dadka daga Gobolada Hiiraan iyo Shabelaha dhexe ay Maamul aayahooda ka taliya ay u helilahaayeen,

Related posts

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026

Gaba gabada kulankaas ayaa waxaa laga soo saaray war murtiyeeed ka kooban dhowr qodob waxaana ka aqriyay madashada Wasiir hore Cali Cabdulaahi Cosoble .

Qaar ka mid ah Xildhibaanadii ka qayb galay kulankaas ayaa iyana ka hadlay Natiijada ka soo baxday kulanka maanta waxaana ay adkeeyeen qodobada ka soo baxay shirka iyaga oo ugu baaqay beelaha ku dagaalamay Gobolka Hiiraan in ay nabada qaataan.

vlcsnap-2015-04-09-16h45m31s161 vlcsnap-2015-04-09-16h45m38s230 vlcsnap-2015-04-09-16h45m44s31   vlcsnap-2015-04-09-16h45m56s150 vlcsnap-2015-04-09-16h46m02s213 vlcsnap-2015-04-09-16h46m10s30 vlcsnap-2015-04-09-16h46m16s97  vlcsnap-2015-04-09-16h46m24s178 vlcsnap-2015-04-09-16h46m30s230  vlcsnap-2015-04-09-16h46m45s131 vlcsnap-2015-04-09-16h46m48s159 vlcsnap-2015-04-09-16h46m54s220 vlcsnap-2015-04-09-16h46m57s251 vlcsnap-2015-04-09-16h47m03s52 vlcsnap-2015-04-09-16h47m10s123 vlcsnap-2015-04-09-16h47m13s148 vlcsnap-2015-04-09-16h47m37s140 vlcsnap-2015-04-09-16h47m44s204  vlcsnap-2015-04-09-16h47m54s52 vlcsnap-2015-04-09-16h47m57s78 vlcsnap-2015-04-09-16h48m04s147 vlcsnap-2015-04-09-16h48m14s247 vlcsnap-2015-04-09-16h48m16s16 vlcsnap-2015-04-09-16h48m21s68 vlcsnap-2015-04-09-16h48m36s216 vlcsnap-2015-04-09-16h48m44s37 vlcsnap-2015-04-09-16h48m54s142 vlcsnap-2015-04-09-16h49m05s252 vlcsnap-2015-04-09-16h49m10s42 vlcsnap-2015-04-09-16h49m14s82 vlcsnap-2015-04-09-16h49m23s167 vlcsnap-2015-04-09-16h49m29s228 vlcsnap-2015-04-09-16h49m41s101 vlcsnap-2015-04-09-16h49m48s170 vlcsnap-2015-04-09-16h49m57s253 vlcsnap-2015-04-09-16h50m04s70 vlcsnap-2015-04-09-16h50m15s185 vlcsnap-2015-04-09-16h50m21s241

SAWIRR QAADE :MAXAMED IBRAAHIM RAAGE 

Previous Post

DHAGEYSO:Warka Duhur ee Radio Muqdisho 09 04 2015

Next Post

Madaxweynaha J.H.F Sooomaaliya oo xaflad Sa gootin ah loogu sameeyay magaalada Dhuusamarreeb

Next Post
Madaxweynaha J.H.F Sooomaaliya oo xaflad Sa gootin ah loogu sameeyay magaalada Dhuusamarreeb

Madaxweynaha J.H.F Sooomaaliya oo xaflad Sa gootin ah loogu sameeyay magaalada Dhuusamarreeb

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In