Saturday, July 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaano mooshin ka keenay darbiga Kenya dhiseyso

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Munaasabadda Caleema Saarka Baarlamaanka Maamulka Jubba Oo Kismaayo Ka Socota
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho kaga hadlay arrimo la xiriira dar-dar gelinta howlaha baarlamaanka, Ajandayaasha toddobaadka soo socda iyo  arrimo kale.

Kulanka oo qaatay muddo 5 saacadood ah ayaa lagu go’aamiyay in sabtida soo socota uu qabsoomo kulanka baarlamaanka, iyo in xildhibaankii sabab la’aan maqnaada laga qaadi doono tallaabo waafaqsan xeer-hoosaadka Golaha Shacabka.

Related posts

Wasiirka Deegaanka XFS oo Dhuusamareeb ilaa Gaalkacyo ka wada ololaha doorashada qof iyo codka ee Galmudug

Wasiirka Deegaanka XFS oo Dhuusamareeb ilaa Gaalkacyo ka wada ololaha doorashada qof iyo codka ee Galmudug

July 25, 2026
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqal Sare oo shir guddoomiyah kulanka Guddiga Joogatada ah

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqal Sare oo shir guddoomiyah kulanka Guddiga Joogatada ah

July 25, 2026

Guddoomiye  ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka, Mudane Mahad Cabdalle  Cawad , ayaa Warbaahinta Qaranka u sharraxay ajandayaasha hor yaalla Baarlamaanka.

“Waxaa runtii lasoo bandhigey in ey jiraanshuruuc badan oo yacni kolha hortaala oo maraya aqrimo kala duwan sida la dagaalanka argagaxisada oo aqranta koowaad maraya ee hindisa sharciyeedka saxaafada oo aqrinta koowaad maraya hindisa sharciyeed shaqaalaha ajnabiga ah oo aqrinta koowaad maraya hindisa sharciyeedka  maxkamada dasduurka oo maraya aqrinta labaad ee hindisa shrciyeed iskaarsiinta  oo maraya aqrinta koowaad hindisa sharciyeedka xuquuqul insaanka oo maraya aqrinta labaad waxaa aqrinta labaad maraya hindisa sharciyeedka iibka  intaas oo hindisa sharciyeed oo runtii waxa weeye diyaar ah ee gudiga madaxa banaan  eegarsoorka    adeega garsoorka gudiga madaxa banaan ee xuduudaha fadaraalka  iyo gudiga madaxa banaan  ee doorashooyinka qaranka”

Ayuu yiri Mahad Cabdalla Cawad , Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka.

Mudane Cawad ayaa tilmaamay in uu baarlamaanka  horyaallaan  Mooshinno  la xiriira    darbiga  dowladda Kenya  ka dhisayso  xadka ay la wadagto Soomaliya  iyo   dagaalka  u dhexeeya  dad xoolo dhaqato ah  iyo Ciidanka Dowladda Degaanka Somalida Itobiga ee ka socda  xadka  dalka  itoobiga   uu la-leeyahy  gobolka galgaduud .

Waxa uu yiri Mudane Cawad “Moowshikaasi xildhaabanadu waa aragti ayey kasoo diyariyeen fadhiyada soosocda ayaana laqeeybinayaa marakaseeyna sogaleeysaa  ajandaha  hadii alaah yiraahdo lakiin xildhibaanda weey kahadleen een moshin weey kasoo jeediyeen waana looqeeybin donaa markaasaana lagudagali doonaa sababtoo ah golaha shacabku wax walba oo  shuruucda   shacabka  somaliyeed tabanaya waa eey kahadlaan qaraaro ayey kasoo saran , xukuumadana weey ugu yeeraan si eey ugala xisaabtamaan wixii arintaas ayada ah laga qabto arimo kale oo xaduuda somaliya iyo ethopia oo amaan daraa aad uweeyn waa eey dhacday ayadana xafiiska shir gudoonka mooshin aa kasoogaray”

Labo kulan oo ka mid ah kalfadhiga lixaad ee baarlamaanka, ayaa  qabsoomi waayay ka dib markii ay soo xaadiri waayeen xildhibaannadii loo baahnaa si uu Kooramku u buuxsamo.

Previous Post

MasterCard oo ku dhawaaqday in ay adeegeeda Soomaaliya ka billowday

Next Post

Barakacayaal ku sugan Kismaayo oo loo qeybshay raashin gargaar ah

Next Post
Barakacayaal ku sugan Kismaayo oo loo qeybshay raashin gargaar ah

Barakacayaal ku sugan Kismaayo oo loo qeybshay raashin gargaar ah

Wasiirka Deegaanka XFS oo Dhuusamareeb ilaa Gaalkacyo ka wada ololaha doorashada qof iyo codka ee Galmudug

Wasiirka Deegaanka XFS oo Dhuusamareeb ilaa Gaalkacyo ka wada ololaha doorashada qof iyo codka ee Galmudug

July 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa 18-kii July 2026 gaaray...

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqal Sare oo shir guddoomiyah kulanka Guddiga Joogatada ah

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Aqal Sare oo shir guddoomiyah kulanka Guddiga Joogatada ah

July 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad Aqalka Sare ee BJFS,Mudane Cali Shacbaan Ibraahim oo uu wehliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare,...

Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka iyo IGAD oo daahfuray tababar ku saabsan doorka haweenka ee geeddi-socodka nabad-dhiska Soomaaliya

Wasaaradda Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka iyo IGAD oo daahfuray tababar ku saabsan doorka haweenka ee geeddi-socodka nabad-dhiska Soomaaliya

July 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay tababar ku saabsan doorka haweenka ee geeddi-socodka nabad-dhiska Soomaaliya, kaas oo ay ka...

Saraakiil Boolis oo shahahaadada Master Degree ka qaatay Ruushka

Saraakiil Boolis oo shahahaadada Master Degree ka qaatay Ruushka

July 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah uga qalinjabiyay Akadeemiyadda Maamulka ee Wasaaradda Arrimaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In