Monday, January 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaano mooshin ka keenay darbiga Kenya dhiseyso

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Munaasabadda Caleema Saarka Baarlamaanka Maamulka Jubba Oo Kismaayo Ka Socota
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho kaga hadlay arrimo la xiriira dar-dar gelinta howlaha baarlamaanka, Ajandayaasha toddobaadka soo socda iyoΒ  arrimo kale.

Kulanka oo qaatay muddo 5 saacadood ah ayaa lagu go’aamiyay in sabtida soo socota uu qabsoomo kulanka baarlamaanka, iyo in xildhibaankii sabab la’aan maqnaada laga qaadi doono tallaabo waafaqsan xeer-hoosaadka Golaha Shacabka.

Related posts

π†π”πƒπƒπŽπŽπŒπˆπ˜π€π‡π€ π†πŽππŽπ‹πŠπ€ ππ€ππ€π€πƒπˆπ‘ 𝐎𝐎 π—π€π‘πˆπ†π†π€ πŠπ€ π‰π€π‘π€π˜ πƒπ”π†π’πˆπ†π€ 𝐆𝐀𝐁𝐃𝐇𝐀𝐇𝐀 πƒπ€π‘πŒπŽπŽπ‹π„π˜

January 19, 2026
Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka

Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka

January 19, 2026

GuddoomiyeΒ  ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka,Β Mudane Mahad Cabdalle Β Cawad , ayaa Warbaahinta Qaranka u sharraxay ajandayaasha hor yaalla Baarlamaanka.

β€œWaxaa runtii lasoo bandhigey in ey jiraanshuruuc badan oo yacni kolha hortaala oo maraya aqrimo kala duwan sida la dagaalanka argagaxisada oo aqranta koowaad maraya ee hindisa sharciyeedka saxaafada oo aqrinta koowaad maraya hindisa sharciyeed shaqaalaha ajnabiga ah oo aqrinta koowaad maraya hindisa sharciyeedkaΒ  maxkamada dasduurka oo maraya aqrinta labaad ee hindisa shrciyeed iskaarsiintaΒ  oo maraya aqrinta koowaad hindisa sharciyeedka xuquuqul insaanka oo maraya aqrinta labaad waxaa aqrinta labaad maraya hindisa sharciyeedka iibkaΒ  intaas oo hindisa sharciyeed oo runtii waxa weeye diyaar ah ee gudiga madaxa banaanΒ  eegarsoorkaΒ Β Β  adeega garsoorka gudiga madaxa banaan ee xuduudaha fadaraalkaΒ  iyo gudiga madaxa banaanΒ  ee doorashooyinka qaranka”

Ayuu yiri Mahad Cabdalla Cawad , Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamaanka.

Mudane CawadΒ ayaa tilmaamay in uu baarlamaankaΒ  horyaallaanΒ  Mooshinno Β la xiriira Β Β Β darbigaΒ  dowladda KenyaΒ  ka dhisaysoΒ  xadka ay la wadagto Soomaliya Β iyoΒ Β  dagaalkaΒ  u dhexeeya Β dad xoolo dhaqato ah Β iyo Ciidanka Dowladda Degaanka Somalida Itobiga ee ka socda Β xadkaΒ  dalkaΒ  itoobiga Β Β uu la-leeyahy Β gobolka galgaduud .

Waxa uu yiri Mudane Cawad β€œMoowshikaasi xildhaabanadu waa aragti ayey kasoo diyariyeen fadhiyada soosocda ayaana laqeeybinayaa marakaseeyna sogaleeysaaΒ  ajandahaΒ  hadii alaah yiraahdo lakiin xildhibaanda weey kahadleen een moshin weey kasoo jeediyeen waana looqeeybin donaa markaasaana lagudagali doonaa sababtoo ah golaha shacabku wax walba ooΒ  shuruucdaΒ Β  shacabkaΒ  somaliyeed tabanaya waa eey kahadlaan qaraaro ayey kasoo saran , xukuumadana weey ugu yeeraan si eey ugala xisaabtamaan wixii arintaas ayada ah laga qabto arimo kale oo xaduuda somaliya iyo ethopia oo amaan daraa aad uweeyn waa eey dhacday ayadana xafiiska shir gudoonka mooshin aa kasoogaray”

Labo kulan oo ka mid ah kalfadhiga lixaad ee baarlamaanka, ayaaΒ  qabsoomi waayay ka dib markii ay soo xaadiri waayeen xildhibaannadii loo baahnaa si uu Kooramku u buuxsamo.

Previous Post

MasterCard oo ku dhawaaqday in ay adeegeeda Soomaaliya ka billowday

Next Post

Barakacayaal ku sugan Kismaayo oo loo qeybshay raashin gargaar ah

Next Post
Barakacayaal ku sugan Kismaayo oo loo qeybshay raashin gargaar ah

Barakacayaal ku sugan Kismaayo oo loo qeybshay raashin gargaar ah

π†π”πƒπƒπŽπŽπŒπˆπ˜π€π‡π€ π†πŽππŽπ‹πŠπ€ ππ€ππ€π€πƒπˆπ‘ 𝐎𝐎 π—π€π‘πˆπ†π†π€ πŠπ€ π‰π€π‘π€π˜ πƒπ”π†π’πˆπ†π€ 𝐆𝐀𝐁𝐃𝐇𝐀𝐇𝐀 πƒπ€π‘πŒπŽπŽπ‹π„π˜

π†π”πƒπƒπŽπŽπŒπˆπ˜π€π‡π€ π†πŽππŽπ‹πŠπ€ ππ€ππ€π€πƒπˆπ‘ 𝐎𝐎 π—π€π‘πˆπ†π†π€ πŠπ€ π‰π€π‘π€π˜ πƒπ”π†π’πˆπ†π€ 𝐆𝐀𝐁𝐃𝐇𝐀𝐇𝐀 πƒπ€π‘πŒπŽπŽπ‹π„π˜

January 19, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa Isniinta maanta ah xarigga ka jaray Dugsiga...

Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka

Laascaanood waa Xuddunta Midnimada Dalka

January 19, 2026
0

Soomaaliya waa qaran ka mid ah dalalka Afrika ugu geesisan taariikhda. Gumaysigii Yurub marka uu qaaradda ku fidayay si fudud,...

Guddoomiye Muungaab β€œSi loo adkeeyo amniga caasimadda, waxaan billaabnay diiwaangelinta gaadiidka dadweynaha ee BL-ka ah.”

Guddoomiye Muungaab β€œSi loo adkeeyo amniga caasimadda, waxaan billaabnay diiwaangelinta gaadiidka dadweynaha ee BL-ka ah.”

January 19, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta ka hadlay bannaanbax ay saakay...

Taliska Ciidanka Booliiska oo askarta hubeysan ka mamnuucay Mootada Fekonta

Taliska Ciidanka Booliiska oo askarta hubeysan ka mamnuucay Mootada Fekonta

January 19, 2026
0

Taliska Ciidanka Booliiska Gobolka Banaadir ayaa mamnuucay in askari hubeysan uu isticmaalo mootooyinka Fekonta. Sidoo kale, waxaa gebi ahaanba reeban...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In