Tuesday, June 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xirfadlayaal Caafimaad oo tababar loogu soo gabagabeeyay dalka Uganda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Xirfadlayaal Caafimaad oo tababar loogu soo gabagabeeyay dalka Uganda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa magaalada Kampala ee xarunta dalka Uganda lagu soo gabagabeeyay tababar socday muddo 10-maalmood ah oo loo qabtay saraakiil ka tirsan Caafimaadka Soomaaliya, Tababarkan ayaa intii uu socday diiradda lagu saaray habka taya dhowka, ka-hortagga cudurrada iyo kobcinta awoodda caafimaadka ee Dalka.

Howl wadeenadaan caafimaad oo ka kala socday Wasaaradda Caafimaadka Federaalka iyo kuwa maamul gobaleedyada oo ka qeyb galay ayaa waxay barteen farsamooyin lagu wanaajiyo heerarka tallaalka, hirgelinta tallaabooyinka xakameynta caabuqa iyo xoojinta daryeelka aasaasiga ah.

Related posts

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026

“Tababarkan waxa uu shaqaalaheena ku qalabeynayaa aqoon iyo xirfado muhiim ah si ay wax uga qabtaan baahiyaha caafimaad ee degdega ah ee Soomaaliya,” ayuu yiri Cabdifitaax Diiriye Ahmed, Agaasimaha Guud ee Machadka Caafimaadka Qaranka Soomaaliya. “Waxaan ku dhiirigelinaynaa inay wixii ay barteen dib ugu celiyaan asxaabtooda shaqa wadaaga iyo bulshadooda.”

Qabanqaabiyayaasha ayaa ugu yeeray habka “tababarka tababarayaasha” in si ballaaran loo wadaago hababka ugu wanaagsan ee nidaamka daryeelka caafimaadka ee Soomaaliya.

Previous Post

Guddoomiye Sheekh Aadan oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Maxamed Xasan Yuusuf

Next Post

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo xariga ka jaray mashruuca laga hirgeliyey Dagmada Ceelguula

Next Post
Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo xariga ka jaray mashruuca laga hirgeliyey Dagmada Ceelguula

Mas'uuliyiin ka tirsan Galmudug oo xariga ka jaray mashruuca laga hirgeliyey Dagmada Ceelguula

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

Kaarka NIRA oo laga dhigayo shuruud safarrada gudaha Dalka

June 30, 2026
0

Hay’adda Aqoonsiga Qaranka (NIRA), oo kaashanaysa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi iyo wacyigelin...

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

Madaxweynaha JFS oo xarigga ka jaray xarunta cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha 

June 30, 2026
0

Muqdisho, Juun 30, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray xarunta cusub ee...

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

Wasiir Cali Xoosh “34 sano kadib dib ayaan gacanteena kusoo celinay Wasaaradda”. 

June 30, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta, mudane Cali Xoosh, ayaa ka hadlay munaasabadda xarig-jarka xarunta dhexe ee Wasaaradda oo ku...

Taliyaha Hay’adda NISA oo Balanballe ka dhagax dhigay saldhig cusub oo Hay’adda ah

Taliyaha Hay’adda NISA oo Balanballe ka dhagax dhigay saldhig cusub oo Hay’adda ah

June 30, 2026
0

Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In